AKHRISO+MAGACYO: Liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubbaland.

KISMAAYO(P-TIMES) – Guddiga Xaduudaha iyo Doorashooyinka ee Jubbaland ayaa caawa soo saaray liiska rasmiga ah ee mudanayaasha baarlamaanka oo ay ku mashquulsanaayeen maalmihii ugu dambeeyey.

Ka hor shaacinta liiskan guddiga ayaa is khilaafay, balse ugu dambeyntii wada hadal ayaa lagu dhameeyey sidda ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey.

Liiska la shaaciyey ayaa xildhibaanadu ay ka kooban yihiin 73 Xildhibaan, waxaana ku jira 8 Haween ah, sidaas oo kale waxay u badan yihiin Xildhibaanadii hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*