DAAWO: Hubka Qardho la geeyey, Ficilada guracan ee Kenya & Caqabadaha Cumar Finish haysta.

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish, caqabado waa weyn ayaa ka qabsan doona dhinaca ammaanka ee caasumada iyo lacagaha fara badan ee mar kasta la siiyo dhinacyada siyaasadda ku difaaca dawladda Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO WARARKII U DAMBEEYEY

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa banaanka u soo baxay xogaha cadeynaya in hub ay leedahay dawladda Imaaraatka Carabta oo lasoo mariyey mid kamid ah wadamada deriska la ah Soomaaliya uu tagay mandiqada Puntland.

1 Comment

  1. Waa la cadeeyey, hubka caare ayaa loo wadaa, waana ku dagaal gelayaa si uu meidh u qabsado, waxaa la arkaa in markab lagu qaado.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*