DAAWO: Musharaxiinta Is diwaangaliyey ee Jubbaland oo dhaliilo adag u jeediyey Guddiga Doorashada, diideyna.

Musharaxiinta isdiiwaangeliyey ee u taagan xilka madaxweynenimada Jubbaland oo kasoo horjeestey inay musharaxiinta aan is diiwaangelinin waqti loogu daro si ay isu diiwaangeliyaan.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in maalmo kooban loogu darayo musharaxiinta mucaaradka si ay isu diiwaangeliyaan inkasta oo aan la hubin inay isdiiwaan gelin Doonaan.

Ilo ku dhaw dhaw Musharaxiinta aan is diwaangalin ayaa sheegaya in Wakiilka qaramada midoobey JAMES SWAN oo shaley la kulmey garabka musharaxiinta mucaaradka ayaa u sheegay inay is diiwaangeliyaan hanaanka doorashadana ay ka qeyb qaataan iskana dhaafaan garab orodka natiijo la’aanta ah sharciyadana aan ku dhisneyn.

HALKAN KA DAAWO

Doorashada Jubbaland oo uu loolan adag ku dhex marayo Axmed Madoobe iyo Villa Somalia oo awoodeeda iyo awood shisheeye midna ku liicin waysey Hogaamiyaha

Jubbaland ayaa gelaysa marxaldeheedii ugu danbeeyey ayada oo maalinta barri ah (Sabti) ay dhici doonto doorashada gudoonka Baarlamaanka 2aad ee Jubbaland.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*