DAAWO VIDEO DEG DEG :Kenya & Itoobiya oo saafarada Kismaayo Ku Kala Qaadanaya

Khilaafkii Ugu Cuslaa Ayuu Ka Dhex Abuurtay Doorashada Jubbaland Wadamada Itoobiya Iyo kenya Sida wararka Sheeganayaan,waxayna Kala Tageerayaan Dowlada Faderalka Iyo Maamulka Jubbaland Taasi oo Sababtay Inay Labada Dal Khilaaf Toos Soo Dhex Galo.

Kismaayo waxaa Guud Ahaanba Fashilmay Inuu tago Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Itoobiya u Dhashay,Iyadoo Go’aankii jubbaland Bandow Ku Saartay uu saameeyey.

Video Warbixin Hoos Ka Daawo

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*