DAAWO VIDEO:Kenya Soodhaweyn Yaab Leh A Madoobe,Xukun Dil Ragii Caasha Ilyaas Adan..

Kenya Ayaa Siweyn Looga Soodhaweeyey Doorashada Jubbaland ee Loo Doortay Madaxweynahii Hore ee Jubbaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe,Wadooyinka Waaweyn ee Xaafada islii Ayaa loo Xidhay Soodhaweynta loo samaynayey oo Amaanka Ay Sugayeen Ciidamada kenya .

Halkani Hoose Ka Daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*