DAAWO: Xagee Ayey Wax Ka Qaldan Yahiin Doorashada Jubbaland,Yaa Qaldan Dowlada Iyo Axmed Madoobe?

Waxaa Soo Badanaya Cabsida Laga Qabo inay Doorasahada Jubbaland Saabto dagaal Sokeeye iyo Dhiig Ku daata kadib Khilaaf Baahsan ee Ka Jira ,Taasi oo U Badan Dowlada faderalka Soomaaliya Iyo Maamulka Jubbaland ee uu Hogaamiyo Madaxweynaha Jubbaland.

Dowlada Faderalka Ayaa Isku dayeysa Inay samayso talaabo haysta oo uusan Kusoo Labanayn Madaxweynaha Jubbaland ,Madama uu yahay Nin Aysan is Fahmayn Dowlada Faderalka Soomaaliya Iyo xukumada xasan cali Khayre waana Sababta Khilaafka Salka Ku hayo.

Siyaasi jamac xasan Khaliif Ahna Falanqeeye Siyaasadeed Ayaa Ka waramay Khilaafka Siyaasada Jubaland iyo waxa Ka Qaldamay Dhanka Dowlada Iyo Axmed Madoobe Labada.

1 Comment

  1. 4BAASAOORLAYAASHII AYAA JUBALAND QABSADAY!KILINKII AY SOO XARAASHEEN,NFD AY SOO XARAASHEEN HADANA KISMAAYEEY RABAAN IN AY KENYA KU DARAAN,WAYRAXAAYE GOORTUU CUNTADA WALAMSIGEED WAAYO,WADAN UMA DHINTOOW MEEL CIDLA,A WELIGII LAAFYOODE. WAA AYAX MEESHAY KU DEGAAN LEEFAYA,SOMALIYEEY KUWAA WADANKA KA ILAASHADA!GURI BA,AY (jahligu waa cudur)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*