Jubbaland oo xirtay Cirka, dhulka iyo Badda deegaanadeeda.

KISMAYO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo agaraya magaalada Kismaayo ayaa cadeynaya in ay guddiga amniga Jubbaland soo saareen go’aamo adag oo kuwajaha ammaanka. Jubbaland ayaa xirtay badda, cirka, dhulka waxaana la hakiyey dhamaan kulamada siyaasadeed, dhaqdhaqaaqa ciidan iyo soo dagidaba

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*