M/weyne kuxigeenka Puntland oo si adag uga yimi wada hadal laga galo SSC

GAROOWE(P-TIMES) Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuj si adag uga soo horjeestay baaqii Madaxweynaha Puntland ee kuwajhnaa arrimaha gobalada Sool iyo Cayn.

Madaxweyne Kuxigeenka oo xiganaya Dastuurka Puntland ayaa si adag u sheegay in aysan wada hadalba lageyn Somaliland.

Karaash ayaa sheegay in cid kasta oo arrimahaas isku dayda ay jabinayso dastuurka Puntland, ayna tahay in wadajir looga hortago.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*