Galka Baarista: Ku-dhex jiritaanka Al-Shabaab ee dowladda (DHAGEYSO)

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay inta ay la egtahay ku-dhex jiritaanka Al-Shabaab ee dowladda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxday in gabdho la shaqeeya Al-Shabaab ay fuliyeen qaraxyadii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*