Wararkii ugu dambeeyey Jubbaland iyo Xaaladdaha Ammaanka.

KISMAAYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xaaladdu ay ka duwan tahay sidii hore, waxaana caawa maqribkii bandow lagu soo rogay gabi ahaanba magaalada.

Ciidamada ammaanka ayaa xoray jidadka muhiimka ah ee magaalada oo dhan, waxaana lajoojiyey dhammaan dhaqdhaqaaqyada magaada Muqdisho.

Saraakiisha Amniga ayay wararku sheegayaan in bandowgan uu qeyb kayahay sugida ammaanka ee Jubbaland, waxayna xoguhu sheegayaan in maalmahan xaaladdu ay sidan ahaan doobto.

Madaxweynaha Jubbaland doorashadiisa ayaa berri subax qabsoomi doonta, waxaana xogaha kala duwan ay sheegayaan in madaxweynaha hadda xilka haya ay suuragal tahay in berrito ladorto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*