XOG LA HELAY: Ragii Kufsiga Caa’isha Loo Xukumay oo In Xoog lagula Baxo laysku Dayey,Go’aanka Maxkamada Muxuu Ka Dhignaa?

Waxaa shalay Lagu Xukumay Magaalada Garoowe Maxkamada Sare Puntland Sadex Nin oo Mudo loo haysto  Sanadkani Horaantiisi Inay Kufsadeeb Gabadh Yarayd ee 9 Sano Jirka Kadibna Dileen,Puntland Ayaa Maxkamada sare ee Puntland waxay Ku Raacday Go’aankii Maxkamadaha kale Gaadheen oo Ahaa Dil Toogasho.

Mudo Ayaa Xukunka Ragani laga Wareegayaa waxaana Puntland News Heshay In Dhowr Jeer Xukumada Puntland Usoojeedisey In Ehelka Caa’isha Ilyaas Qaataan Mag Ragaasina Lagu Xukumo cabsi Dheer,Arintaasi Ayaa Beesha Caa’isha kasoo Jeedaa Diideen,waxayna Sheegeen Inaysan Aqbalayn In waxaan Toogasho Ahayn.

Halkani Riix Akhriso Xogtani Dhamaystiran 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*