AKHRISO: Maxaa ka soo baxay Madasha Maalgashiga Puntland ee Garoowe

GAROOWE(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland ayaa soo gabagabeyey kulankii Maalgashiga oo socday 3dii maalmood ee lasoo daafay, waxaana laga soo saaray Warsaxaafadeed ku wajahan, waxaana ka muuqda qodobo horumar wanaagsan laga sameeyey.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 300Malyan oo Dollar lagu maalgalinayo Puntland oo ay la baxayaan Ganacsato Ajnabi iyo Soomaali iskugu jirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*