DAAWO VIDEO:Fanaan Caan Ah oo Lagu Xidhay Hargeysa Markii Muqdisho tagey Kuna Laabtay

Deg Deg Fananaada Qaaliga Ah Ugbaad Aragsan Oo Si Caro Leh uga hadashay Jirdilkii Loo Geestay ninkeeda Fanaan Qamar Suugaani Oo Xalay Police Ka iyo Kooxo Hubeysan Ku Jir Dileen Magaalada Hargeysa Xili uu Isku Diyaarinayay Safar uu Ku Tagi Lahaa Magaalada Muqdisho Oo Uu Bandhig Faneed ku Lahaaa.

Dilka Qamar Suugaani Ayaa Ku Beegan Tay Xili uu Safar Faneed Ku Tagi Lahaa Maalinta Bari Ah Oo U Xaflad Show Bandhig Faneed Kulahaa Magaalada Muqdisho Asaga Iyo Fanaanka Caaqil Yare, Dhamaan Anagoo Isku Duuban Hadii Aynu Nahay Bahda Hoyga Fandhuux.com Waxaanu Leenahay Alle Haku Caafiyo Saaxiib Fanaan Qamar Suugaani.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*