Axmed Madoobe ” Kenya Hal Taako Oo Dhulka Somaliya Ah Uma Ogalaaneyno , Madaxda Dowldda Somaliya Hal Arin Ayuu Ka Codsaday

Axmed Madoobe oo xalay ka hadlayay xaflad lagu caleemo saraayay ayaa jeediyay qudbad dhiancyo badan taabaneysa oo ku aadan arimaha dowlada federaalka , dib u hishiis iyo ammaanka

Waxa uu sheegay  uu sheegay inaysan taako dhulka Soomaaliya ka mid ah u ogoleyn Kenya iyo dal kale toona, oo ay u taagan yihiin difaaca dhulka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*