DAAWO: Khudbadda Madaxda Caleema-saarka Jubbaland oo socota, Dadka hadlaya ilaa hadda & Waxay sheegeen?

KISMAAYO(P-TIMES) – Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa socota, waxaana ilaa hadda hadlay Isimadda dhaqanka, Xildhibaano katirsan baarlamaanka Faderaalka iyo Guddigii Doorashada Jubbaland.

Waxay dhinacyo oo dhan cambaareeyeen ficilada Madaxda Faderaalka Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay wali sii socdaan ficilada dawladda Faderaalka, ayna wadaan qorshe ku wajahan dawladnimadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*