Wasiiraddii ugu badnaa ee DF Soomaaliya oo gaaray Boosaaso, PTIMES oo shaacisay.

BOOSAASO(P-TIMES)- Wafdi kasocda dawladda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Qorsheynta, arrimaha dibada iyo kuxigeenada Wasaaraddaha qaarkood oo dhamaantood kasoo jeeda Puntland ayaa ka dagay magaalada Boosaaso.

PuntlandTimes ayaa saaka shaacisay ujeedada socdaalkooda oo ahaa in ay Nabadoonimo awgeed u tagaan Boosaaso, si ay Puntland ugala hadlaan arrimaha Khilaafka taagan.

Warsiduhu wuxuu ogaaday in kulankii ugu horeeyey ay yeesheen Madaxweynaha Puntland Sicii Deni.

LA SOCO FAAHFAAHINTA.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*