DAAWO MUUQAAL:DAAWO VIDEO: Sir Abey Axmed Iyo Farmaajo Qorshe Halis U Dagey Axmed Madoone Xabsi la Dhigay Masuulin Ugu Badnaa Jubbaland.

Muddo ka badan 7aad, waxaa degmada Dooloow ku xanniban oo xabsi guri ku jira guddoomiyaashii iyo taliyaashii degmooyinka Luuq, Baladxaawo, Iyo Dooloow, kaddib markii ay u hoggaansami waayeen awaamirta Dowladda Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabaysa codsiga qaybaha bulshada gobolka Gedo, isla markaana kaashanaysa ciidamada AMISOM ayaa wada qorshe ay kula wareegayso gacan ku haynta degmooyinkaas, si loo dhowro xasilloonida, loo gaarsiiyo adeeg, looguna diyaar-garoobo howlgalka ka dhanka ah Shabaab.

Hoos Video Ka Daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*