DAAWO:Shacabka Baladweyne oo fariin uusan ku farxin madaxweyne Farmaajo u diray Somaliland Iyo Muuse Biixi oo…

BALADWEYNE(P-TIMES)- Iyadoo deegaano badan oo dalka kamid ah looga gurmanayo shacabka ku dhibaataysan magaalada Baladweyne ee fatahaaduhu ay sameeyeen isla markaasna deeqo kala duwan lasoo gaadhsiiyey magaalada Baladweyne ayaa waxaa deeqdaasi saluug ka muujiyey qaar kamid ah waxgaradka gobolka Hiiraan.

Bulshada ku nool deegaanada Kabxanley iyo Deefow oo kamid ah gobolka Hiiraan ayaa kamid ah meelaha inta badan ay sameeyeen fatahaaduhu, waxaana odayaasha dhaqanka iyo waxgaradkuba ay sheegeen in aysan helin shacabka ku nool deegaanadaasi gar gaarkii loogu tala galay.

Sidoo kale waxa ay xuseen in aysan soo gaadhin deegaanadooda wax gar gaar ah amaba gurmadkii loo fidiyey dadka dhibaatadu ay saamaysay, iyagoona cabashadooda u weeciyey dhanka Somaliland si ay wax uga qabato.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*