Baarlamaanka Puntland oo ku shiraya Xaruntooda xalay dagaalku ka dhacay & Wararkii u dambeeyey

GAROOWE(P-TIMES) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa goordhow la filayaa iney cod u qaadaan Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamanka (Dhoobo daareed) iyadoo Ay mooshinkaasi saxiixeen 44 xildhibaan.

Xarunta ayuuna shirku ka socdaa, waxaana jooga in ka badan 30 mudane baarlamaan.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka Puntalnd Abuukaate Cabdicasiis ayaa xaqiijiyay in uu qabtay mooshin ka dhan ah gudoomiyaha Baarlamanka Puntland.

LA SOCO WARARKEENA RIIX HALKAAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*