Madaxweyne Farmaajo & Wafti uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Nairobi

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Nairobi.

Wafdiga madaxweynaha uu hoggaaminayo ayaa waxa uu ujeedkiisu yahay sidii ay uga qayb geli lahaayeen shirka Hoggaamiyeyaasha Xubnaha ka ah Dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD, kaas oo ka furmi doona todobaadkan gudihiisa  magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxa uu kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa hoggaamiyeyaasha qaybta ka ah ururka eek a soo qayb geli doona shirka.

2 Comments

  1. Farmajo sawkii shirka u rarey ethopia ee kiinya cadowga ka dhigety iyaadon kiinya wax dhib ah ku hayn uu dagaalak qaawan ku qaadey arinta bada laguma coloobi karo maxkamd baay talaa lakiin kiinya somali abaal bayku leedey qaxootiag uga badn addunak baay inoo haysey hada maxuu ka doonaya muu wasiir u diro farmajo isma oga miyaa mise shacbka uun buu raba iney kinyala colooban

  2. waa la yaab kenya sow tii lala dagaashanaa jubbaland awgeed maxaa isbedel baddii ayuu bixiye miyaa si uu kenya ula heshiiyo soamliyay iska jira jirjiroolaa madaxweyne idiin noqday allah tan somalia nasiib darraaa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*