Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyey heshiis xasaasi ah

NAIROBI(P-TIMES)- Baarlamaanka  Dalka Turkiga ayaa ansixiineya he shiis dhawaan ay gaareen madaxweynaha, Turkiga Erdogaan iyo  R/W liibiya Fayez ALSarraj sida laga sooxigtay wasiirka arimaha Dibada Xukuumada Ankara hesshiiskaas oo ku saabsanaa iskaashiga labada Dal gaar ahaan dhanka difaaca iyo Amniga, waxaana  heshiiskaasi uu ka dhacaya, magaalada Ankara ee caasimada Turkiga.

Waxaana Durba  he  shiiskaasi  si adag ugu falceliyey Xukuumadda Giriiga  waxaa ay ceyriisey, Danjirihii Liibiya u joogey, Dalkeeda, cayrinta Danjiraha Liibiya kama aamusin  Dowladaha Liibiya iyo turkiga, iyaga oo kutilmaayey in ay tahay mid qariska tuur ah.

Liibiya hadda waaxaa ka dhisan Dowladda Caalamka uu Aqoosanyahay laakiin aad u taagdaran waxaana weerar ku haaya janaraalka falaagada ah ee la yiraahdo khaliifa Xafdar oo isaguna  gacan ka heleya wadamo ay kamid yihiin  Masar, Isutaga Imaaraadka Carabta, Sucuudiga iyo Ruushka.

Haddii Barlamaanka Turkiga uu ansixiyo he shiiskaasi ayaa waxaa ay heli kartaa Dowladda Liibiya taageero dhinacya badan ah oo ka timaada Turkiga inkastoo hadaba lagu xanto Ankara in ay hubsiiso Xukuumadda Fadhi geedu uu yahay magaalada Tiriboli.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*