DAAWO:Banaan bax ka dhacay Laascaanood & Suuqyo la xaraashay

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Haween weynaha ka ganacsada hilibka ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa banaan bax ka dhigay gudaha magaalada Laascaanood, kaas oo ay kaga soo hor jeedaan shakhsiyaad iyo shirkaddo ay sheegeen in ay ku wareejinayso dowladda hoose ee Laascaanood hawlahoodii.

Waxa ay sheegeen in ay yihiin hooyooyin Soomaaliyeed oo ku ganacsada suuqa hilibka isla markaasna hada la qorsheeyey in la dhaxal wareejiyo shaqooyinkoodii.

Madaxda Somaliland ayey ugu baaqeen in ay soo fara galiyeen arinkooda, waxaana dhanka kale ay direen baaq.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*