Suldankii Cumaan oo Cisbitaal loola cararay

NAIROBI(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya wadanka Cumaan ayaa waxaa  ay sheegayaan in suldaankii dalkaasi uu aad u xanuunsanayo waxaan durba loola cararer cisbitaal ku yaala wadanka Jarmalka sida ay wariineyaan ila wareedyo ku dhow dhow Suldaanka.

Xanuunka uu ladaala dhacayo amiirka wadanka cumaan ee la yiraahdo Suldaan Qaamuus ayaa waxaa la sheegayaa in uu qabo Cudurka kansarka layiraahdo  waxaa ayna hadda da’adiisu ay tahay 79 jir.

Markii labaad ayey noqoneysaa in xaaladdiisa caafimaad loolal cararo Jarmalka, waxaana sidan oo kale Bishii March 2015 ayaa waxaa  lagu soo dabiibay Jarmalka Amirkan Wadanka Cumaan ayaanay lahayd wax caruur ah oo haddii uu dhinto xilka kala wareegaya Qaamuus ayaa Talada Cumaan qabtay 1970.

Waxaa uuna kamid ah madaxda wadamada khliija kuwa ugu siyaasada Xasiloon, waxaana lagu xusuustaa inta badan oo uu meel dhexe ka istaago khilaafyada soo dhex gala wadamada Khaliijka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*