DEG DEG: Iiraan oo Madaafiic culus kugaraacday Saldhigyada Mareykanka ee Iraq iyo Khasaare

Wararka ay tabinayaan warbaahinta Reer galbeedka ayaa sheegaya in ay Iiraan Madaafiicdeeda kugaraacday caawa saqda dhexe saldhigyada ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.

Sarkaal sare oo u hadlay Mareykanka ayaa sheegay in madaafiicdan ay khasaare ka dhalatay ayna maanta warbixin ka bixin doonaan, tanni ayaa laga qabaa walaac daran.

Warbaahinta Iiraan waxay sheegaysaa in la maqlay hubkan culus, laakiin lama sheegin cidda ka dambeysa.

La soco wararkeena

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*