DHAGAYSO:Ciidamo gudaha u galay magaalada ugu weyn Puntland & Qaraxyo la diyaarinayey oo gacanta lagu dhigay

GAROWE(P-TIMES)- Taliska Booliska gobolka Bari ee Puntland ayaa waxa ay sheegeen inay fashiliyeen qaraxyo miinada nooca dhulka lagu aaso ah oo laga helay mid kamid ah xaafadaha magaalada Boosaaso.

War kasoo baxay Taliska Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada Booliska gobolka Bari oo kaashanaya ciidamada PSF ay fashiliyeen qarax miino oo lagu qarinayey guri ku yaalla aaga masjidka Rashiid ee magaalada Boosaaso.

Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Bari Gashaanle Sare Xusseen Cali Maamuud ayaa faah faahin ka bixiyey hawlgalka ay ku qabteen waxyaabaha qarxa ciidamadu.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*