Maydadka & Dhaawaca oo la kala turi la’ yahay kadib markii uu ka dhacay dalka……

ISTANBUL(P-TIMES)- Ugu yaraan 20 qof ayaa dhimatay halka tobanaan kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii ay isku dhaceen Tareen iyo gaari nuuca rakaabka qaada ah dalka Pakistan.

Shilkan ayaa si gaar ah uga dhacay degmada  Kandhra oo 500 KM u jirta magaalada dekadda leh ee Karachi.

Gudoomiyaha deegaanka Sukkur ee degmada oo Kandhra ee uu shilkani ka dhacay ayaa xaqiijiyay in tirada dhimashada ay hada marayso 20 qof balse uu ka cabsi ka qabo in tirada dhimashada ay intaasi kasii kordhi koradh, waxaana xaalad halis ah ku jira dadkii ku dhaawacmay shilkaasi.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*