Somalia

Wasiir ka farxiyey shacabka Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso in ay furto Wadooyinka ku yaalla gudaha caasimadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Wasiir Islow ayaa sheegay in shacabka Muqdisho dhibaatooyin badan […]