Weerar sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Kismaayo

MUQDISHO(P-TIMES)- Weerarkaan oo ahaa mid Bambaano ayaa waxaa xalay lagu qaadey Goob Ganacsi o ku taalla isgoyska Golol kuna dhow aargada magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in weerarkas ay ku geeriyoodeen laba Ruux halka 13 kale ay ku dhaawacmeen,kuwaas oo la dhigey Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

Weerarkaan oo ahaa mid Bambaano ayaa waxaa xalay lagu qaadey Goob Ganacsi o ku taalla isgoyska Golol kuna dhow aargada magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in weerarkas ay ku geeriyoodeen laba Ruux halka 13 kale ay ku dhaawacmeen,kuwaas oo la dhigey Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*