Qarax ka dhacay magaalada Garoowe & Rasaas xoog leh oo la maqlayo.

GAROOWE(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasumada Puntland ayaa sheegaya in la maqlay jug xoog leh oo qarax ah, ka dibna ay ku xigtay rasaas ay fureen laamaha Ammaanka sida ay sheegayaan warar madax banaan.

Lama yaqaano cida lala beegsaday, balse qaraxa ayaa ka dhacay afaafka hore ee Saldhig Boolis, sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah.

Saraakiisha Ammaanka ayaa dhammaan isgaarsiintu ay tahay mid mashquul ah waqtigan.

LA SOCO WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

5 Comments

  1. askar dharcad ah oo aqoosi leh una shaqeya qaab sira ah. inay adeeg sato maxay ku wayse dowlada puntland. Kuwaso an balwad lahayn .

  2. Wax ka jiraa ma jiraan adeer waad la jeclaysatay malaha, yaa ibnu xaaraam. Farah Gaylan waa iska magacaba ka garo the waa nin xanuunsan ee haloo ducooyo haduu dawo leeyahay.

  3. Intuu Deni fatmaajo ku mashquulsanaa waa taas puntland u ekeysiiyay furin dagaal…horaa boosaaso iyo gaalkacyo Looga soo qaxay hadana ma garowe?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*