DAAWO:Axmed Karaash oo ka hadlay arin aan laga filayn & Isku shaandheyntii wasiirada Puntland oo….

GAROWE(P-TIMES)- Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey laysla dhex marayey deegaanada Puntland warbaahinta qaarkeedna ay qortay in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash uu khilaaf soo kala dhex galay sababo la xidhiidha isku shaandheyn lagu samayno xukuumadda Puntland ayaa waxaa wararkaasi ka hadlay madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash.

Mr. Karaash oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Garowe ayaa been abuur ku tilmaamay wararka laga faafiyey isaga iyo Saciid Denni, waxaana shaaca ka qaaday in aysan jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya labada masuul ee ugu sareeya Puntland.

“Waxaan maqlayey madaxweynihii iyo madaxweyne ku xigeenkii baa is haya feedh baa lays kala daalay waa la kala kacay dowlad baa dhisayaa waa laysku diidey waxaa waxba kama jiraan” Sidaas waxa yidhi Axmed Karaash.

Waxa uu ugu baaqay warbaahinta tabisay warkaasi in ay warar sugan u tabiyaan bulshada, isagoona xusay in haatan lagu jiro xaalad adag oo aysan suurta gal ahayn wax ka badan lagu sameeyo xukuumadda Puntland.

Axmed Karaash ayaa hoosta ka xariiqay in ay ku mashquulsan yihiin ka maamul ahaan xakamaynta iyo hortaga aafada cudurka Coronavirus, isagoona xusay in aysan jirin weli kiis laga soo sheegay deegaanada Puntland kaas oo salka ku haya cudurka Coronavirus.

Dhawaan ayey ahayd markii Puntland ay ku dhawaaqday xaalad bandow ah in lagu soo rogay magaalooyinka waa weyn ee Puntland si looga hortago cudurka Coronavirus oo dhibaato xoogan haatan ku haya dalal badan oo Caalamka kamid ah.

12 Comments

    • FARAH GAYLAN WAA WIIL SOORO KAA QAADAY RAJANA MALEH OO KOOXDA NABAR IYO NUXUS AYAA XOOGAA YAROO LEEF LEEF AH SHIINA CULAY USOO MARISA WAA XAQIIQ WARKAASI. WAXAAN MAQLI JIRAY ILLAHOW HAA IYO MAYA MAR HANAGA WADA YEERSIIN WARKII UU SHALAY QORAYAY AYUU MAANTA NOO SOO QORAYAA INUU BEEN AHAA, KAAGA DARANAA HABA YARAATEE WAX CUDURDAAR AH MUU SIIN AKHRISTAYAASHII UU BEENTA WAKHTIGOODA QAALIGA AH UGU QADAY KAMANA RAALI GELIN TAAS OO KU TUSINAYSA PAGE KANI INUU YAHAY KUDAAFAD QASHIN QUB AH. FARAH GAYLAN WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO KURSIGA 5 TII SANABA QOF KU FARIISTO, WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO QOF IYO QABIIL. FARAH GAYLAN MA OGA KUWA SOO BOOQDA PAGE KIISA INAY YIHIIN KUWA NECEB JIRITAANKA PUNTLAND KUNA DUCAYSTA IN PUNTLAND IYO DADKEEDUBAA BAABA AAN OO AYSAN XABADI KA HARIN, WAXAAN ORONLAHAA WAR FARAHOW BAL DIB ISUGU NOQO TAARIIKHDU WAA MID ISASOO CELISEE WAA IGA TALO WALAAL

  1. Waallahi been qoraha ugu xun uguna horeeya beenta laga faafiyo puntland waa kuwaan puntland times qora.
    Maalin ayaa sharciga lagayn doonaa.
    Deni waa inuu xiraa sheydaanka fidnada puntland shaarka ugashaday.
    Cabdiweligaas xitaa majeclayn anaa cabdiweli og oo dadka asaguu ugucbaa.
    Kan Allah hasoo hanuuniyo koley isagoo cuqdad qaba buu dhiman doonaa

    • FARAH GAYLAN WAA WIIL SOORO KAA QAADAY RAJANA MALEH OO KOOXDA NABAR IYO NUXUS AYAA XOOGAA YAROO LEEF LEEF AH SHIINA CULAY USOO MARISA WAA XAQIIQ WARKAASI. WAXAAN MAQLI JIRAY ILLAHOW HAA IYO MAYA MAR HANAGA WADA YEERSIIN WARKII UU SHALAY QORAYAY AYUU MAANTA NOO SOO QORAYAA INUU BEEN AHAA, KAAGA DARANAA HABA YARAATEE WAX CUDURDAAR AH MUU SIIN AKHRISTAYAASHII UU BEENTA WAKHTIGOODA QAALIGA AH UGU QADAY KAMANA RAALI GELIN TAAS OO KU TUSINAYSA PAGE KANI INUU YAHAY KUDAAFAD QASHIN QUB AH. FARAH GAYLAN WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO KURSIGA 5 TII SANABA QOF KU FARIISTO, WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO QOF IYO QABIIL. FARAH GAYLAN MA OGA KUWA SOO BOOQDA PAGE KIISA INAY YIHIIN KUWA NECEB JIRITAANKA PUNTLAND KUNA DUCAYSTA IN PUNTLAND IYO DADKEEDUBAA BAABA AAN OO AYSAN XABADI KA HARIN, WAXAAN ORONLAHAA WAR FARAHOW BAL DIB ISUGU NOQO TAARIIKHDU WAA MID ISASOO CELISEE WAA IGA TALO WALAAL

  2. Saaxiib macaan jecel ma ahi ee3wadani baan ahay
    $$laguna qaato gobolkaad ku dhalatey xumaantiisa inaad web page u firato
    Xilkii puntland kasaaraa buu ilaawey
    Magalada gaalkacyo oo uu kasoo jeedo xunaanteeda ayuu kadhaqeeyaa
    Caqligu ha shaqeeyo
    He misunderstood the meaning of freedom of speech
    We called jungle wolf’s of journalim

  3. Anigu yaabaye webkaan Puntlandtimes ma waxaa qora ninkii Shacabka Media qorijiray marmarka qaar waysu hadal egyihiin

  4. Akhyaarta,
    Hadaa run doonaysaan Farah Geylaan website-ka isagaa leh, warka uu soo qoro hadii aydaan jeclaysan dee ha akhriyina oo idinku furta qaar kale! Faduul logaynaysaa tihiin.kkk

  5. Puntland waa dawlad weyn sidaas darteed website laga soo qoro qolka jiifka waxba uma dhimmikaro. Ninkaan qora website kaan isla markaana iska leh Puntlandtimes TV waxaan marka hore u heestey nin u soo baxay ummadda iyo dawladda Puntland laakiinse ma uusan noqon sidaan filaayey.
    Xukuumaddana waxay dembi ku leedahay ma tixgeliso dadka wax ka qora xagga jeebka kuma fiinca.

    • FARAH GAYLAN WAA WIIL SOORO KAA QAADAY RAJANA MALEH OO KOOXDA NABAR IYO NUXUS AYAA XOOGAA YAROO LEEF LEEF AH SHIINA CULAY USOO MARISA WAA XAQIIQ WARKAASI. WAXAAN MAQLI JIRAY ILLAHOW HAA IYO MAYA MAR HANAGA WADA YEERSIIN WARKII UU SHALAY QORAYAY AYUU MAANTA NOO SOO QORAYAA INUU BEEN AHAA, KAAGA DARANAA HABA YARAATEE WAX CUDURDAAR AH MUU SIIN AKHRISTAYAASHII UU BEENTA WAKHTIGOODA QAALIGA AH UGU QADAY KAMANA RAALI GELIN TAAS OO KU TUSINAYSA PAGE KANI INUU YAHAY KUDAAFAD QASHIN QUB AH. FARAH GAYLAN WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO KURSIGA 5 TII SANABA QOF KU FARIISTO, WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO QOF IYO QABIIL. FARAH GAYLAN MA OGA KUWA SOO BOOQDA PAGE KIISA INAY YIHIIN KUWA NECEB JIRITAANKA PUNTLAND KUNA DUCAYSTA IN PUNTLAND IYO DADKEEDUBAA BAABA AAN OO AYSAN XABADI KA HARIN, WAXAAN ORONLAHAA WAR FARAHOW BAL DIB ISUGU NOQO TAARIIKHDU WAA MID ISASOO CELISEE WAA IGA TALO WALAAL

  6. FARAH GAYLAN WAA WIIL SOORO KAA QAADAY RAJANA MALEH OO KOOXDA NABAR IYO NUXUS AYAA XOOGAA YAROO LEEF LEEF AH SHIINA CULAY USOO MARISA WAA XAQIIQ WARKAASI. WAXAAN MAQLI JIRAY ILLAHOW HAA IYO MAYA MAR HANAGA WADA YEERSIIN WARKII UU SHALAY QORAYAY AYUU MAANTA NOO SOO QORAYAA INUU BEEN AHAA, KAAGA DARANAA HABA YARAATEE WAX CUDURDAAR AH MUU SIIN AKHRISTAYAASHII UU BEENTA WAKHTIGOODA QAALIGA AH UGU QADAY KAMANA RAALI GELIN TAAS OO KU TUSINAYSA PAGE KANI INUU YAHAY KUDAAFAD QASHIN QUB AH. FARAH GAYLAN WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO KURSIGA 5 TII SANABA QOF KU FARIISTO, WAXAA ISKAGA QALDAN PUNTLANIMADA IYO QOF IYO QABIIL. FARAH GAYLAN MA OGA KUWA SOO BOOQDA PAGE KIISA INAY YIHIIN KUWA NECEB JIRITAANKA PUNTLAND KUNA DUCAYSTA IN PUNTLAND IYO DADKEEDUBAA BAABA AAN OO AYSAN XABADI KA HARIN, WAXAAN ORONLAHAA WAR FARAHOW BAL DIB ISUGU NOQO TAARIIKHDU WAA MID ISASOO CELISEE WAA IGA TALO WALAAL

    • Xaqiiqdii muda dheer ayaan webkaan soo booqanayey waxaana aakhirkii ogaaday in shaqsiga wabkaan maamula uu yahay Kan ugu xariifsan OO ugu shaqada badan puntland. Waxuu ka shaqa badan yahay Deni iyo waziiradiisa iyo baarlanaka oo dhan oo laysku dharay. I like this guy. Sababtoo ah kalsooni weyn ayuu leeyahay oo si dimuqaradinimo ah ayuu akhristayaashisa u siiyey xornimo ay shaqsi ahaan say doonaan u caayaan, oona say doonaan u hadlaan.

      That is my friends a true freedom of speech.

      Ma hago, mana isku dayo in uu faragaliyo ama xakameeyo fikirka akhristayashisa.

      Mararka badankood runta ayuu farta ku fiiqaa. Maadaama uu kaliigiis shaqadaas weyn hayo, marka qaarkood ku daraa xoogaa cusbo ah si uu u maaweeliyo akhristaha, oo isla markaas uu Deni qarasta ku kiciyo.

      Webabka kale ee magaca puntland adeegsada waa wada fadhiid. Mana yaqaanaan sida akhristayaasha loo soo jiito.

      War xun wuu ka fiican yahay war la’aan.

      Lama xaqiijin karo in Gaylan lid ku yahay puntland. Waa dhici kadhaa in uu lid ku yahay Deni. Hagaamiye kasta mucaarad waa leeyahay. Deni iyo saaxiibsdiisu waxay mucaarad ku ahaayeen Gas.

      Sheekadu waxay xumaataa markii madaxdu dadka xagxagato oo tiraahdo yaan wax layga sheegin.

      Waxaan masuuliyiinta ku leeyahay sidatan… MASUULIYAD HA QAADIN HADII AAD LAHAYN JIRID YAXAAS.

      Masuul aan wax laga sheegin wax ma saxo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*