Dhimashada Corone-Virus oo sii kordhaysa, 24 saac ee lasoo dhaafay

LONDON(P-TIMES)- Guud ahaan dunida oo dhan waxaa uu cudurka Coronavirus ku dhacay ku dhaowaad 1.5 Malyan oo qof.

Waxaa kusoo xiga dalalka Talyaaniga, Jarmalka, Faransiiska, Shiinaha, Iiran, UK iyo Turkiga.Dalalka uu sida ba’an u sameeyay waxaa hogaaminaya Maraykanka oo ku dhacay454,615 qof iyo sidoo kale Spain oo laga helay cudurka 158,446 kiisas.

Tirada dadka u dhintay cudurka Corona ayaa gaaraya dalka Spain 15,258 oo ruux, waxaana sidoo kale ka bad baaday ama ka bogsaday in ka badan 330,000 qof halka in ka badan 92,109 qof ay u dhinteen Covid-19.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*