Madaxda ugu saraysa Sacuudiga oo is karantiilay

NAIROBI(P-TIMES)- Warbaahinta Sacuudiga ayaa xaqiijisay  in 150 ruux oo ka tirsan qoyska boqortooyada Sucuudiga  laga helay cudurka Coronavirus.

Dadka Cudurka laga helay waxaa ka mid ah Amiir Faysal bin Bandar bin Cabdulcaziz Al Sacuudi, oo ah guddoomiyaha magaalada Riyaad.

Warbaahinta ayaa ku warantay in uu iskaraantiilay Boqor Salmaan iyo wiilkiisa amiir Maxamed Bin Salmaan ka dib markii qoyska tallada haya uu ku faafay Corona Virus

Tiradda guud ee dadka uu soo ritay Cudurka Sacuudiga ayaa dhan 3000 oo qof, halka ay u dhinteen 41 ruux.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*