DAAWO: Xisbiga KAAH ee M/weyne Deni & Aaranjaan oo Banaanbaxyo lagala horyimi.

BANDAR-BEYLA(P-TIMES) – Shacabka magaalada Bander-Bayla ee gobalka Karkaar ayaa Kacdoon dadweyne kala horyimi xubno katirsan Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo doonayay in ay magaaladaas ka furaan Xaafiis uu leeyhaay Urur Siyaasadeedka ay ku mideysan yihiin Madaxweyne Deni & Saaxiibadiisa siyaasadda ee loo yaqaano AARANJAAN.
Shacabka ayaa diidmo kala hor yimi xubnaha wafdigan, waxayna banaanbax ka dhigeen gudaha magaalada, taas oo keentay in ay kala weecdaan xubnihii safarkan ku wada jiray.
Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cali Nuur (Jubba) iyo mid kamid ah Agaasime waaxeedyada Madaxtooyada Puntland ayaa tagay magaaladaas, si ay u muujiyaan in ay fureen xarunta Xisbiga, waxaana ku bilowday kacdoon dadweyne.
Madaxtooyadu, waxay cadaadis ku saartay shaqaalaha rayidka ah ee dawladda iyo maamulada gobalada iyo degmooyinka in ay dhaqaale ku taageeraan howlaha furida Xaafiisyada dawladda, waxayna si adag u sheegeen in gudoomiyihii aan sidaas sameynin uu xilkiisa waayi doono.
Diidmada dadka magaalada Bander-Beyla ayaa kusoo beegmaysa xili ay shalay sidaas oo kale Buuhoodle dad careysan kahoryimaadeen mudane katirsan baarlamaanka Puntland oo halkaas u tagay sidii uu xaafiisyada Ururkaas uga hirgalin lahaa magaalada Buuhoodle.
HALKAAN KA DAAWO

15 Comments

  1. @Axmed,

    You are right in many respects brother mine and I completely appreciate the frustration with the status quo.

    Honestly speaking, cutting our Dhulbahante cousins off is both unrealistic and unreasonable when we consider our demographic and social status. Challenging as it may be, it is best that the rest of us redouble our efforts – this time academically too – in freeing them psychologically on all the issues they are struggling with. As the “Curad Harti” (firstborn), I strongly believe that we, the Majeerteen, should properly understand our role and assume it accordingly so as to fulfill our obligations towards our younger clans through more wisdom, patience, and creativity. We cannot escape this reality and being reactionary will cause more harm than any good.

    As regards “representation” which you highlighted above, I opine that we play it extremely carefully in the manner in which we interpret and apply this concept in our Puntland society. A serious adaptation is required considering that our society is essentially homogenous and monocultural. It is utterly impossible to represent each individual major clan, minor clan, sub-clan, and mini-sub-clan in the government structure. My view is that representation should be capped at the major clan level for the purposes of effective governance, elimination of tribal friction, and reduction of administrative costs. The hand of history is on the Majeerteen shoulders and it is time we took our leadership role very seriously. So much is at stake now.

  2. “If you talk to a man in a language he understands, that goes to his head. If you talk to him in his own language, that goes to his heart.”

    Golahan dad SOOMAALIYEED baa soo gala, INGIRIIS ma soo galo; af-qalaadna aqoontu maaha. Proud to be able to speak in one’s own language. Aad baad u danbaysaaye dadka soo raac.

    • Odaygii iidoor ee ilkaha la’aa oo mar ba iga daba hadaaqaya kkkkkkkkk.

      Ragga meeshan soo gala ama hadal milgo leh ayay ku darsadaan ama afkooda ayay haystaan. Adigu se waxaad mar ba magac u soo huwataa in aad nin rag ah kaga daba niiq niiqleyso. Labo qof oo haasaawaya dalaq la iska ma soo yiraahdo dukhsiga sidiisa, akhlaaqda iyo asluubta wanaagsan soo baro cirroole yahow.

      Rasuulkeena (SCW) ayaa na faray oo in aynu afafka qalaad maahiriin ku noqonno oo diinta ayaa ba qabta. Waad igu khafiiftay oday ee quraan isa saar.

  3. HILLAAC
    Ninkaan Boodhari waa nin academic scholar ah oo ka wada aqoon iyo waayo aragnimo badan dadka meeshaan sookala.
    Luqadda Inkiliish ha ku dhibsan sababtoo ah, luqadda soomaaliga ma ahan luqad qani ku ah in aad ku qortid comprehensive academic report. Ninkaan aan ka faaiideysano aqoonta iyo waayo aragnimada ku duugan. Aniga waxaan kula talinlahaa Dr Boodhari hadduu joogo qurbaha in uu isaga tago oo u aado Puntland macallinna ka noqdo jaamacadaha Puntland.

  4. @Aqoonyahan Abdirazak Abdirazak,

    Saaxiib waan kaa guddoomay salaantaada sharafta xambaarsan oo waxaan adigana hawada kuu soo dhigayaa salaan gobeed oo akhyaarta ilbaxda ah u khaaska ah. Amaantaas baaxadda leh ee aad igu cumaamadeysay u ma qalmo runtii laakiin si kal iyo laab ah ayaan gacalkoow kaaga guddoomay oo aan kaaga mahadinayaa. Taladaada qiimaha badan na waan qaatay oo waan isku dayayaa Rabbi idankii.

    Warka ba adiga ayaa soo afjaray oo waynu koobannahay inteena isku mowjadaha wax ku duulina oo diiradda aqooneed iyo xaqiiqooyinka dhabta ah arrimaha ku dheehana oo kuna saleyna. Waa sababta aalaaba dhalisa ismaandhaafka ee keenta isku dhaca joogtada ah. Waxaa ugu daran kuwa aan arrimaha kala saari karin oo kala seeri karin ee aan kala garan karin heerka ay mar ba dooddu marayso ee laga hadlayo.

    Anigu aad baan wallaahi ummaddeena Soomaaliyeed leyl iyo nahaar uga murugoodaa oo hadafkaygu waa uun mid keli ah; in aynu ummaddeenan ambatay uu mid keen ba gunta hoose iyo juffadiisa ka soo dhiso ilaa aynu heerka qaran ku kulanno. Qaar badan baa sidaas si ka duwan u arka oo u qaata in uu qofku “qabyaaladeynayo” oo “qabiileyste” yahay. Waa sababta aan ugu doodo in cilmi iyo aqoon arrimaha laga soo abbaaro si xalal waara oo dhab ah loogu helo.

    Waad Mahadsanid Tahay Ustaad Abdirazak.

  5. @Caaqil Abdiweli,

    Hadda ayaan arkay hadal aad bog hore oo camirmay iigu dhaaftay. Caaqiloow, sida aad garanaysaan dad neceyb xun loo hayo waa in ay fariiddo noqdaan oo ay yeeshaan qaar ka dhashay oo aan toos looga garan karin oo cadowga ku dhex milmi kara oo xogahooda na ka dhuuxi kara. Anigu dowrkaas ayaan ciyaaraa ee la socda. Sida laga wada dheregsan yahay Majeerteen waa beesha Soomaalida badankeeda loogu neceb yahay oo jabkeeda meel kasta laga maleegayo (in kasta oo aanay iyagu ka feejignayn). Sidaas oo kale reer tolkeena Warsangali Isaaqu aad ayay u yasaan oo waxaan ku talagalay in aan ka dhiciyo waxii karaan ah inta aan u damqay xaqiqdii.

    Odaygan iidoor ee ilkaha la’ saddex sano ayaan maanka ka haystay inta aan shaxda sirddoonnimada u dheelay. Website-ka Marqaan oo aan Dhulbahante ku ogaa ayay isaga iyo labo kale masaakiintii Harti kaga af badiyeen oo hilfaha u qaadeen. Anigu kaarto ayaan soo dhistay oo waxaan ogaa haddii MJ la ii garto in aan waxa qoladan iidoor uurkooda ku jira laga soo qufi karin. Waxaan u soo qaatay taajka saldanadda barakeysan ee Maakhir si aan la ii tuhmin. Lahjadaha oo uu Ilaahay igu galladay ayaan hubkayga ugu weyn ka dhigtay. Iidoorkii labo meeshii waan ka seeray oo odaygan na daaqadda ayaan kala baxay ilaa laga wada reystay. Markii ay hawshaydii dhammaatay na waan iskaga soo huleelay.

    Markii aan runta dhabta ah odaygan guulwadaha SNM ah ku dakhray naxdintii ayuu maryaha tuuray oo waa kan mar ba magac halkan iskugu soo kay qariya. Dhaarta uu igu nabayo waa beentii in aan MJ ahay ma khuseynin ee waxaa la ii qaatay iidoor Warsangali iska yeel yeelaya. In aan nin Harti ah ahay ayay dhaartaydu ku saleysnayd. Runta iyo xaqa sida uu Khaaliqu og yahay waa sidan. Odaygan kaadhibka ah warkiisa qashin qubka ku dara.

    I play mindgames that very few can ever detect on account of my bright MJ genes, and I am good at it.

  6. SOMETHING ELSE FOLKS…

    Afsoomaaliga saxaafadda iyo qoraalnimada u gaarka ahi aad ayuu uga duwan yahay hab qoraalada shakhsi kasta iyo lahjadda uu ku hadlo. Meeshan qaladka ugu weyn ee aan ka dheehday waxaa weeye in uu qof walba lahjaddiisa uu wax ku qorayo u haysto in ay tahay tan ugu saxsan, xaqiiqadu se ka duwan.

    Waxii ku saabsan dhigidda iyo higgaadda ereyada uu isticmaalayo shakhsiga ayay khuseysaa laakiin qaab qoraalka Afsoomaaliga rasmiga ahi waa u gooni. Aniga oo aan is faaninayn ayaan idin la wadaagayaa in aan in yar oo tababbar ah ku soo qaatay qaab qoraalka Afsoomaaliga iyo English-ka rasmiga ah oo ah kan aan badanaa wax ku soo baahiyo. Ismaandhaafku waxuu ka jiraa kuwa uu qariibka ku hayay oo qaab qoraalkayga u fasirta in aan “reer hebel” ahay maadaama uusan shabbihin lahjadda uu isagu ku hadlo ama wax ku qoro.

    Barasho hor leh oo wacaan.

  7. Boodheri- Maantoo dhan waad BARARAQ leedahay wax aad qodhay oo micna lehna lama yaqaan! Waxaaguba ma dhaafsiisna QABYAALAD iyo shakhsi weerar, kor u bax oo ARRIN ka hadal. Waa maxay hebel waa qabiilkaa, kan kale waa sidaa, anigu reerkaas baan ahay, hebel kale ilkuhuu la’yahay oo cirruu leeyahay. Waxba ku hadli mayside golaha nooga bax.

  8. Sayid Boodhari

    Farsamadaadu waa mid heer sare ah. Hadii aan sidaas oo kale isu qarin karo rag badan ayaan jaha wareerin lahaa. kkkkk. farsamadaaydu waa “the old school”… Bur iyo bakoorad. kay ku dhacdo nasiibkiis. Laakiin to be honest I appreciate your far sightness

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*