Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash.

HARGEYSA(P-TIMES) – Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta wariyayaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa, isagoo sheegay in uu la safan yahay Madaxweynaha Deni.
Waraabe oo inta badan ka hadla arrimaha siyaasadda ee Somaliland kala dhaxeeya dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey in ay faragalin ku hayso arrimaha gudaha ee Somaliland, wuxuuna si lamid ah sidii todobaadkan Madaxweynaha Puntland u sheegay warbaahinta uu sheegay in ay DFS faragalin kuhayso Somaliland.
Mr, Waraabe ayaa mar uu ka hadlayay khilaafka u dhaxeeya madaxda Puntland, wuxuu sheegay in Siciid Deni looga baahan yahay in uu soo eryo Axmed Karaash, isagoo sheegay in ay dhankooda soo eryi doonaan Baashe Max’ed Faarax oo ah gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland.
Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi: “Madaxwayne Deni hasoo eryo Axmed Karaash waxa uu la mid yahay Baashehan na dhex fadhiya”taas oo muujinaysa in ay labada dhinacba hadda isku aragti isku dhaw qabaan, gaar ahaana Madaxtooyada Puntland & Somaliland.

63 Comments

  1. Marka Website tahay oo aad umad dhan magacooda wadatid waxa fiican inad is adkeeso si walba aad qabiili u tahay teeda kale eryid mexe tahay ma cid ayay wax ka baryayaan wa umad ilahay haybad iska siiyaye oo dhul baladhan ku abuuraye idinka oo cid wax idiin gaysan ayaad walalihiin cuqdad ka qabtaan u dhintee

    • Wa runta oo maahan qabiil in wax laga sheego dhulbahante waa walaalahayo xumaana uma ogoli laakiin meesha isfahmi waa baa jira oo wax baa khaldan illaahay tolka hays fahansiiyo6

  2. dhulbahante meeshay manta yaalaan iyagaa is dhigay,hadii ay SL ku biiraan 1bil kadib waxay leeyihiin waanu soo goosanay!,si lamid ah PL hadii ay si buuxda ugu laabtaan bilo kadib waaba kuwan leh waanu goosanay!,bal yaa udiiday inay goonidooda utashadaan!.

    • Caliisha… macaaan.. Ruwaada .. Sii carar soo carar .. wili mayaand daawan.. dhulbahnte maxay rabaan weeye su,aashu.. dhulabante waxay rabaan Mijin qaad ah in loo qaado.. Mar Hargaysa tag marna Gorowe. dhinac isgu luga duwada yeeli maayaan sidan ayuu macaashku ugu jiraa marba xaafad ka qadee… Faysal cali waraabe .. Run ayuu sheegay.

  3. Feysal Cali Waraabe maanta ayuu runta ka hadley waa in Karaash la eryaa . Muxuu Karaash Puntland ku darsatey uu la joogaa, waxba, weliba wuu uu isxanaajinayaa. Puntland ma wuxuu u maleeyey gabadha Awrtable uu qabo uu abuse ka ku hayo. Wallaahi odeygaan weyn sagaashan jirka ah wuxuu gabadhaas ku hayo haddaad maqashaan afka baad gacanta saaraysaan……..
    Waa sirqe aad u af xun oo waxba ka xishoonin, waa la yaabay Puntland markey wasiir iyo madaxweyne ku-xigeen ka dhigatey..

  4. Faysal Cali Waraabe maanta uun buu run sheegay, anigu waan dhaliili jiray Faysal laakiin maanta taageero weeyn ban u hayaa.

    Runtuna raga ma dishee waa ka nixisaa!!

    • Faysal Ali Waraabe wuxuu aad uga hellaa markuu arko cadowgiisa oo ishaya. Aad ayuu uga hellaa markuu arko cadowgiisa oo ishaya .maanta wuxuu aad jeclaystay inuu maqlo isqabadka Deni iyo Karaash isla markaasna Faysal Ali Waraabe qorshihiisu wuxuu yahay inuu kadhex kaluumaysiga Hartigan ay ka dhex tafantay. Shallayn Madaxweyna Biixi baa shiishku .xaalka Faysal waa arrintii RiWaayadii Dharaarantaan dhiig arkiwaayo we Awliyo ee Siyaad Mohammed Barre Lagu mettilay

  5. Caliisha .
    waxaad ogayd shalay waxa uu samnayay Camay. maanta Axmad karaash waad aragtaa.. D….ani waa laga gar daran yahay.. dhulbante Mjeerteen marka ay shaxaadayyn waxay ku yidhaadaan Isaaq ayaa idin neceb waan idinka ilaalinaa wax na siiya waan idin difaacnaa.. Anaga waxay nagu yidhaadaan Majeerteen waa dad u xun neceb iidoor Somaliland, waa dhaqan jaajuusnimo ah ay ka barteen Siyaad bare oo ku shaqaysan jiray iyaga.. ma oga In Mjeerteenka & Isaaqu maalin walba Tefoon ku wada hadlaan Siyaasad ku wada jiraan Soomali wada yihiin wax nacayb & xumaan ah ka dhexayn.

  6. Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

  7. Axmad karaash… ma iman karo Somaliland.. wadadaa waxaa ka xidhay MDX . dani.. Villa war dhiiglay & xaar maajo ha iska dhiibo . marka horeba ayaguu u shaqaynayay.

  8. Cawaan iyo casaasaq casrigan ka ragaaday baa maanta makrafoonka ku hor ciiyaya oo caanaha naga ciideynaya. Caqli daro iyo wax aan cawaaqib xumo ahayn na u codeyn maayaan.

    Qawleystahan SNM ee ay caliyadu ka qubanayso waa reer Itoobiya. Afaaraha siyaasadda dalka Soomaaliya waxba kama khuseeyaan. Madasha keli ah ee uu hadal kaga darsan karo waa mid dhaqameed oo heer Soomaalinimo ah (waa haddii uu ba Soomaalinimadiisa qirsan yahay). Hargeysa iyo maamul fallaageedka ka taliya waxaa loogu soo biiriyay eex qabiil iyo cuqdadda Soomaalida kale ee qaddiyadda u noqotay.

    Xaq u ma leh in uu siyaasadda Soomaaliya wax ku darsado, marka uu Harti iyo Puntland maqlo na jin iyo jaan baa ku soo dega oo neceybka ku gaamuray ayuu la jibboodaa oo la jareeyaa.

  9. Waxaa aniga iyo inta uu caqligoodu taamka yahay yaab iyo amankaag nagu noqday maanka ay iidoorku ka muujiyaan beesha Dhulbahante. Waxaan qummaati ugu fiirsaday qaabka ay uga hadlaan siyaasiyiinta iyo madaxda beeshan ka dhalatay iyo guud ahaan beesha lafteeda.

    Waxaa bayaan iiga caddaatay in ay iidoorku Dhulbahantaha uga hadlaan sida dad ay iyagu addoonsadeen oo cagtooda hoosteeda meel aan ahayn aan loo oggolayn in ay ku sugnaadaan. Goob kasta waxay ku hadaaqaan “noo soo celiya” iyo “anaga nagu soo wareejiya” iyo hawraar la mid ah. Abidkay na maqal iyo muuqaal ba maan arkin nafar Dhulbahante ah oo foolxumadaa intaas la’eg ka damqanaya.

    Haddii taariikhdaas madoow ee uu Ingiriisku beeshan dhaxalsiiyay dib looga xorayn lahaa na iyagii baan oggolayn oo tolkoodii ka dhiidhiiyay lagu salliday. Daaroodkii na uurkutaallada tolkoodan ayay la ladi la’yihiin, Dhulbahantuhu se “shidanaa ba shidan” ayay ka taagan yahay.

  10. SALAAMU CALEEEKUM

    Ani boqol jeer baan idiin sheegay…. KARAASH waa in PUNTLAND laga saaraa.. PUNTLAND deggi meeyso ilaa odaygaas qasaasaqay laga eryaayo… Odaygaase waa naar afuuf..

    PUNTLAND ha laga baaciyo oo ha laga eryo, sidii uu sheegay FAYSAL CALI DHURWAA…

    VIVA PUNTLAND
    VIVA PUNTLAND

  11. #Boodhari

    Adigu maxaad iskaga reebtay warsangali ahaan in idoorku idin gumaysto oo dhulkiiniii saxan bariis ah iyo waslad garab adhi ah ka siisateen.

    Meedaay Yubbe,Hadaaftimo, Badhan, Laasqoray?!

    Warsangali & dhulmahanteba waaa haweenka IDOOR suu doonoo ka yeelo.

    • Dabacayuunoow weli ma iga samri la’dahay?

      War anigu shaxda dagaal maskaxeedka waan idin kaga dheereeyaa oo waa sababta aan maanka idiin ka qalday muddadaas oo dhan. War duulku cawaansanaa!

      Hanad Maxamuud Saleeban ah baan ahay oo waanan ku faanaya wallee. Aniga iga quusta oo ictiraafkii “samir iyo iimaan” baan ka idin ka leeyahay.

      Khara!

  12. Puntland Power
    Ha ku qaldamin Warsangeli, hal mitir ka mid ah dhulkooda cid haysata ma jirto.. Waayadii hore waxaan u heystey in dhulbhante yahay dad ad adag oo dhulkooda la qaadankarin Warsangelina yahay dad reer magaal u badan oo dhulkooda difaacan karin.. Laakiinse hadda baan ogaadey in aan aaminsanaa fikir khaldan..
    War Warsangeli igu soo orod maahan dhoolkoodana siisanmayaan askari 50 dollar la siiyo, caagad saliid cadeey ah iyo 10 kg bariis ah reerahooda lasiiyo oo ah waxa iidoor dhulkii dhulbahante ku qaatey.

  13. Gabadh majeerteen ah ayaan ku idhi Qardho ayaan tagayaa…. Soomali diid ayaad tahay ayay igu tidhi.. way ii cadhaysan tahay wali Xaliimo. Deris. jaar ayaan nahay.. dhibaato.

    • Waxaan qirayaa in dhulbahante yahay cida somali ugu xariifsan oo ugu caqli badan.

      Kan ka cun oo kale’na ka cun oo ku’na ha adeecin.

      I like that.

      Faisal waraabe iyo SL wey ku hungoobeen yasidii ay yaseen dhulbahante.
      Kudos Dulos.

      Waxaa shaki ku jirin in fiqi tolkiis ka jana tagahayn oo akhiritahanka garab fariisanayo tolkiiss.

  14. Cajiib!!! Faysal Cali Dhurwaa wuxuu ku leeyahay, annaguna kan Baarlamaanka ee halkan nala jooga ayaan soo eryeeynaa!!!

    Oo haddii aay Iidoor u arkaan Dhulbahanta iyaga raacsan in uu yahay nin la joogo, maxaay dhulkoodu o soo galeen 300 oo KM?!

    !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    Waagii beryaba dunidan way kala Wareegtaaye.
    Wax kaa yaabiyaa waa inaad Wehel ahaataane!
    Wacdaraha dhacaayuu qalbigu kula Wareeraaye!

    War Waa laga san taagaa ninkii Welemma gaabaaye!
    Waqtigaa ka hiilliya midkii
    Waa ladnaan jiraye!
    Wahan bay ku noolaan Gabtaan talada Weeleeyne!…..

  15. Mubarka Yusuf

    Ma qoomu luud baa tahay koley shaki kuma jiree.

    Waxaan u maleynayaa in aad meesha kusoo khaldantay oo haboow ku timid.

    Go back to your fuckin Faggot community

  16. Fariin ku socota Dhulos.

    Xolaha puntland waa xoolahaaga oo cid kaa xigta ma jidho oo saadoonto u daliiq. Laakiin you have to make sure…. ineydaan shilin ku reebin hargaysa oo soo mooraduugtaan.

    Kkk I like dhulos ingeniouseconomic strategy. But you can’t blame them. They are landlocked.That is survival in its fittest form

    • @@Caaqil Abdiweli,

      Salaan sharaf marka hore. “Mubarak Yusuf” waa isla odaygii sakhraanka ahaa ee magacyada badnaa ee la soco. Website-ka Marqaan News ayuu caan ka ahaa in uu macagan iyo kuwo kale ba dadka iyo waalidiintooda si xun ugu caayo marka doodaha looga adkaado. Waa xayraan oo ciil iyo cuqdadda Daarood ayuu la dullaamayaa. Magac kasta oo meeshan ku cusub waa isaga.

  17. I don’t like Faisal Cali warabe, but on this point I fully agree with him. Dhulbahante have VP, 17 parliament seats, and many other government posts and yet their territory is no longer part of Puntland. These people have been taking money from Puntland and stabbing PL in the back for years now. Enough is enough, get Karaash and his Dhulbahante clan out of Majerteen land.

  18. @Axmed,

    Although I totally sympathize with your frustration, I feel obliged to invite you to view this issue from another perspective. Our Dhulbahante cousins are trapped in a tight triangle of three conflated critical issues:

    a) A lingering hatred they harbor against us Majeerteen, caused by a silly folklore joke gone horribly wrong regarding our true ancestral heritage (every Somali now knows about this apparently and regards it as a matter of fact).

    b) A serious misconception of the real meaning of “Somali Nationalism” which has morphed into a critical psychological obsession with Mogadishu being the only seat of power for Somalia and a Centralized Government being the only form of government that should reign in the country. They perceive Puntland and the Majeerteen as being “anti-establishment” and a direct threat to the restoration of a central government.

    c) The cultural influence of the Isaaq over the Dhulbahante which is centrally based on what is regarded as a “shared” dialect that binds them together in every respect and aspect of life. The Isaaq have used this “dialectical” influence with profound effect against the Dhulbahante, brainwashing them to disown any other clans that do not fall within its sphere.

    I personally believe that our work is truly cut-out in mentally emancipating our Dhulbahante cousins from the yokes of these three conflated psychological influences if there is to be any hope of them reconciling themselves with their Puntland citizenship or even having any political future at all.

  19. Boodheri,
    I have view the Dhulbahante case from all spectrums including the three points you have made. And trust me brother, it’s better for us Majerteen to cut our loses and move on with Dhulbahante who are free loaders and back stabbers.

  20. Boodheri,
    Forgot to mention that there are many Puntland clans who either do not have representation or not enough of it. Clans such as Diishise, Leelkase, Awrtable, as well as other MJ subclans aren’t well represented in Puntland government. So it is not fair to them that Dhulbahante who are ungrateful get lots of government posts.

  21. DHAMAAN.BEELAHA HARTI
    Walahi caawa hargysa iyo dhaman shacabka isaaq. Wxy ka murugoodeen hadalka nacasnimadaa ee Ninkas ilahy ka keeny qof ku raacsana majiro… Xaaal buuxa ka bixinaynaa
    Salaa diintaa isaaq qaar oo shir yeeshaycaawa waxy sheegen inay dhawaan iman doona kalabaydh iyo hadaaftimo

  22. @Axmed,

    You are right in many respects brother mine and I completely appreciate the frustration with the status quo. Honestly speaking, cutting our Dhulbahante cousins off is both unrealistic and unreasonable when we consider our demographic and social status. Challenging as it may be, it is best that the rest of us redouble our efforts – this time academically too – in freeing them psychologically on all the issues they are struggling with. As the “Curad Harti” (firstborn), I strongly believe that we, the Majeerteen, should properly understand our role and assume it accordingly so as to fulfill our obligations towards our younger clans through more wisdom, patience, and creativity. We cannot escape this reality and being reactionary will cause more harm than any good.

    As regards “representation” which you highlighted above, I opine that we play it extremely carefully in the manner in which we interpret and apply this concept in our Puntland society. A serious adaptation is required considering that our society is essentially homogenous and monocultural. It is utterly impossible to represent each individual major clan, minor clan, sub-clan, and mini-sub-clan in the government structure. My view is that representation should be capped at the major clan level for the purposes of effective governance, elimination of tribal friction, and reduction of administrative costs.

    • @Axmed,

      Brother, would you mind if we continued this fantastic debate on a fresher page later?

      It is an open debate and I invite our other learned brothers and respected comrades also to chip in and contribute.

  23. Sheikh Isxaaq

    Kkkkkkkk Faysal Cali Waraane afka ayuu ka falan yahay oo hadalka isagoon ka fiirsan ayuu iska yidhaa.

    Imika waxaas uu QADAF ah u galay waa Baashe oo dhuunta u galay isaga iyo Ciroba. Intuu islahaa ka faa’iideyso arinta Deni iyo Karaash ka dhexeysa oo Baashe ku jaa’ifee ayuu Jar iska tuuray. Waa in aynu odeygeenan Quraanka ka saartaa ereyada duulduulka ah.

    Waa kaas ay khasab ku noqotay inuu isa saxo isla maantaba. Alle ha’uga dhigo farji uu ku cibaaro qaato.

    Dhulbahantena maanta hadal ceynteyna ah oo Faysal dhatalaq kasoo yidhina lagu khuukhin maayo. Dadkooda iyo Dalkooda Somaliland bey ka mid yihiin. Faysalna waxey ugu bushaareyneynaa haduu Baashe xitaa berito kursiga waayo, waxa imanaya Koore ama Xaglo Toosiye oo Madaxweyne ah.

  24. Faysal waraabe waa ninka kaliya ee runta ka hadla hadii ay noqoto SL. Waxii afka laga awdo uurkaa soo butaaca. Faisal runta ayuu u sheegay Dhulos oo xaqiiqada dhabta ah ayuu wajiga ka saaray. Ka noqosho uu sumeeyo wax macna
    leh ma yeelanayso. Cidii taas lagu beer laxawsado ayagaa cirka caadka ka leefin.

  25. Bodhari iyo ahmed

    Qarni samaankii markii Siciid Harti dhashay waxay hooyadiis tiri
    “Dhulba Durugyoo Dhulbahante’ba Dalay”

    Dhulkii waagaas durkay in maanta lagu gorgortamo waa dulinimo usoo hoyday harti iyo dhamaan daarood. Nimankaan isaaq dhulbahante ma rabaan ee dhulkooda ayey rabaan. Maalintii ay dhulka dhaxlaan’na waxay soo didin dhulos ayagoo ah kumaan Kun oo raxan raxan ah oo kusoo qulqulin caro majeerteen.

    Waxay dhulos dagin bosaaso ilaa gaalkacyo iyo qardo ilaa iyo xafuun. Way ku khasbanaa majeerteen in ay siiyaan masuuliyiin inta hada ah iyo in ka badan le’eg. Majeerteen meel dheer wax kama shiishaan. Majeerteenow hadii aad dhulkiina la qaybsanaysaan ina adeerkiin dhulos hadee taasu waa gobonimo oo ficil aad hada qaadaan looma baahna. Hadii kale se dhulbahante ma ka roga heeryada guneed ee korka ka saaraan si beri aysan idinka inkugu dhicin (ku qabso ku qadi meyside) oo uusan dhulkiinu mustaq -balka galin gorgortan idinka iyo dhulbahante u dhaxeeya. Waa talo ku socota intii meel dheer wax ka aragta

  26. Boodhari

    Sayidow kuuma haysan in aad tahay majeerteen. Waxaan u haystey in aad tahay Dhulos ama warsangeli. Laakiin u badi in aad tahay warsangeli ileen warsangel qudhoodu waa majeerteene.

    Sababta kale ee aan kuugu qaadan in aadan ahayn majeerteen waa arinka ah in majeerteen yahay
    “politically correct” oo aysan shiishka meesha ku haboon ku ridin.

    Bodhari did you decided to quit and go to another page when the heat gets going. If thats true then definately and without doubt you are a majeerteen man. Kkkkk

    We should stay here until the isaaq man turns the tail and run.

  27. Abdiweli,
    War isku xishood. Dhulbahante don’t live in Galkacyo, Xafuun, Bosaso, iyo Qardho.
    Some of them live in Garowe and that’s because reer let them moving in. That’s it, and if they step out of line then they will be dealt with.

  28. We MJs are too nice. Sometimes I feel like we shouldn’t be like that. Because people take advantage of us being nice. Yesterday Dhulbahante were welcomed to Garowe by the owners of Garowe, beesha ciise Maxamud and today Dhulbahante have the audacity to threaten burn down Garowe. I hope they try something stupid. They be send packing back to Sool region and to Faysal waraabe in Hargaysa.

  29. Ahmed

    Its advisable for you to mind what you are saying. Dumarka ayaa la yiraahdaa isku xishood marka hadalkaaga ka fiirso.

    Tankale waxaan ka hadlayey waxa dhici kara mustaqbalka mark aan soo qaaday magaaloyinka ka mid yihiin Boosaaso iyo Gaalkacyo.
    Tan ku xigta
    TO BE NICE IS TO DUMP IN THIS MORDEN WORLD.

    Tan kusii xigta

    Well brother Cut and Run and Turn the Tail as many times as you like. When you go to the new page they will follow you especially that despicable SHE-MALE HOMO.
    How long would you be running???.
    be my guest.

    Finally for your information iam a Clansman but not clanist so don’t get offended easily.

  30. Abdiweli

    Ninka Boodhari la baxay sidaan anigu aamunsanahay waa Warsangeli. Majeerteen ayuuse dhowaan uga dhalan rogtey. Sadex sanadood ayuu Illaahay magaciisa noogu dhaaran jirey inuu Warsangeli yahay. Waxa uuse Qabiilkiisii ka carartay kolkii Dhoobo Daareed sida fooshaxun Deni uga takhalusay. Suldaan Siciidkii uu ku dhaadan jireyna waxba kama soo qaad laga dhigi waayay. Qadarin la’aan iyo Quudhsiga la’isugu daray.

    Wuxuu ka cararay Warsangeli inuu yahay kolkuu Puntlandtii uu ku dhaaran jiray lagu bahdiley. Berigii hore wuu is adkeyn jirey oo difaac iyo indho adeygnimo ayuu ku dhiman jirey. Laakiinse dhacdadaas dabadeed wuxuu jawaab u waayay weeraradii lagu kordhiyay.

    Marqaana media websiteka la yidhaa ayuu magaciisii iyo Qabiiliisiiba uga soo cararay. Ninkii aanu sadexda sanadood naqaanay oo halkan Majeerteen ka sheeganaya oo magaciina badashay ayuunbaanu aragney.

    Kolkaan weydiiyayna wuxuu yidhi sadex sanadood ayaan idin khiyaameynayay oo Warsangeli iskaga kiin dhigayay. Oo maxaad magaca Illahay ugu dhaaran jirtey kolkii aan ku idhina cay iyo aflagaado ayay jawàabtiisii ka dhamaan weyday.

    Kolkaas wuxuu doonoba ha ahaadee iska dhaaf. Beri ka maalin ka filo isagoo magacana bedeshay Qabiil kalena sheeganaya.

    Qof Illaahay magaciisa been ugu maray wax yar oo basiid ah aamin ma leh. Weli waxaan iga dhaadhici la wuxuu doonoba ha sheegto oo looma diidana’e, sababta ku kaliftey inuu Been ugu dhaarto.

  31. Ahmed

    I don’t know how I sound but if you think i sound dump then I agree with you 100%. I better sound dump than be politically correct.

  32. Ahmed Shiine

    Mudo dheer aya puntland iyo somaliland ka dhex socday COLD WAR.

    Aniga iyo adigu waxaanu kala joognaa labada gees ee halganka qabow ka dhexeeyo.

    Fikradaheenu marna is waafiqi mahayaan.

    Laakiin waan kuu qirayaa in aad tahay nin dagan oo ah intelligent. Salute.

    Boodhari waa nin fiiro dheer oo hadana ah caaqil. Waa halgamaa aan ka xiisa dhicin hor u socodka bulshadiisa oo kana hortaga hagardaamada lagu hayo hoygiisa.

    Awalba waxaan uga shakisanaa in uu labada reer midkood yahay (majeerten/warsangeli).

    Uma maleynayoin Boodhari khalad sameeyey waayo kuu sheegtaba (labada reer) kuba waa kiisa kale.

  33. Abdiweli

    Kkkkkkk Waxna waad ogsoon tahay, sxbkaana si wanaagsan ayaad u difaacdey. Kkkkk Good for you.

    Waa dhab oo laba aragtiyood oo aad u kala durugsan iyo labo qadiyadood oo is hirdinaya ayaynu kala aaminsan nahay labadeenu. Hadana makala maarabo oo nadadeydu waa taada, taaduna waa teyda. Si walba ooynu isku riixriixno, marnaba anigu ma ogoli in ay Puntland fowdo ka dhalato sida Muqdisho oo kale. Waxaaban anigu taaganahay Alle idinkuma keenee hadii qolyahaad argagixisadu xadhkaha idinku soo goostaan, hadeydin u baahataan garab inaan isasoo kiin garab taago. Nacabkaas foosha xuna idinla cidhib tiro. Waayo nabadeyda ayaa ku jirta.

  34. Ahmed shiine

    Sida aad xaqiiqada u faafaahisay hadii somali wada arki lahayd waxaa samada kasoo daadan lahaa roob dhibca waaweyn.

    Dadka badankood waxay wali fahim in laysku dan yahay oo dhibkii kuhabsada ku uu Kan kale lasoo darsin.

    Danta guud ayaa ku jidha in daalimiinta la cirib tiro Ayadoo la kalaa aragti iyo kala aqiida la yahay ayaa la ilaashan karaa danta guud iyo nabaada guud ee la wadaago.

    Ayadoo la kala aqiida duwayahay ayaa isku guuto la noqon karaa oo loo gurman karaa waxa la wadaago oo nabadu u horeyso.

    Falxumada ka dhacday hirshabeel ee 8 shaqaale lagu xasuuqay waa tijaabo lagu tijaabinayo in Somali ku hadhay danqasho iyo gilgilasho. Markii la waayo gilgilasho guud oo umada somaaliyeed ka muuqata waxaa dhicin in ficil kaas oo kale laga fuliyo goobo kala duwan ee dhulka somalida.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*