Hir-Shabelle oo shaacisay in baaris lagu samayn doono falkii ka dhacay Gololey

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Wasaaradda Amniga Hir-shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khayre ayaa sheeegay in maamulka Hir-shabeelle uu bilaabay baaritaan lagu samaynayo weerarkii shalay lagu dilay 8 qof oo ka hawlgali jiray goob caafimaad oo MCH ah, kuwaas oo lagu dilay deegaanka Gololey oo ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabellada Dhexe.

Wasiirka ayaa ugu horeyn cambaareeyay weerarkaas waxa uu ku tilmaamay mid ka fog bini aadnimada, diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

“Waxaan si adag u cambaranayaa falkii foosha xumaa ee ka dhacay deegaanka Gololeey ee degmada Balcad, kaas oo lagu xasuuqay 8 dhalinyaro shacab ah oo ka shaqenayay MCH ay maamusho hay’adda Zam Zam Foundation ee Gololeey falkaas waxa uu ahaa fal ka fog bini aadan nimada, diinta Islaamka iyo dhaqankeena suuban” ayuu yiri wasiirka Amniga Hir-shabelle

Sidoo kale waxa uu sheegay in hay’addaha Amaanka Hir-shabeelle iyagoo kaashanaya laamaha baarista dl
dowlada federalka ay wadaan baarista cidii ka dambaysay falkaas foosha xun isla markaana la horkeeni doono cadaaladda laamaha baaristuna ay warbixin faah faahsan kasoo saari doonaan sida ugu dhaqsaha badan falkaasi.

Ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada dhalinyaradii dil wadareedka loogu geystay deegaanka Gololeey ee degmada Balcad marka laga reebo ehelada dadka oo sheegay inay ku tuhmayaan inay ka dambeeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

19 Comments

  1. Hawiye waa Dhagoole sii jeestay!!!

    Bal Dhagoole sii jeestay oo dhaqaaqay yaa soo jeedin kara in dhabarka laga taabto mooyaane?!

    Waxaa laga yaabaa, in aay dhalintaasi xasuuqeen, kuwo uu tartan Ganacsi ka dhaxeeyey kuwa leh, MCH ka aay ka hawlgalayeen oo xasdaya!!!

    War reerku dhaqan xumaa, ma Oromaa?!!!

  2. Muuq-disha & villa-wardhiigley dawlad ma joogto ee maafiyaa ka qadhaabata. Waxaanay qaateen dhaqankii uurdooxda Afweyne horjoogaa u ahaa. Walee Farmaajana, intu doono villada haku dhuunto, wadadii adeerkii Afweyne la mariyey ayaa sugaysa.!kkk kkk kkk

  3. @@@ Iidoor:

    Sida muuqato, danaano Hawiye ayaa kaa hadashiisay, laakiin bad baad dhex dabaalatay!!

    Afweyne soow ninkii Iidoor Muslimiye ahaa maaha?

    Soow ninkii Iidoor oo marka aay xanaaqaan Candhuufta Cirka u tufa sida Falastiinkii ee caayi jiray, Ilaah, Diinta iyo Rasuulka (scw) karbaashay ee Muslimiyey maaha?

    Taas oo aad maanta arkeeyso, Iidoor Diin faafinaya oo Tafsiir akhrinaya oo magacyo sheekh wada leh. Sida, Sh. Dirir, Sh. Mustaf iyo qaar kaloo badan.

    Inkasta oo aad Qoowmu Dhuudnimo iyo Gaalnimadii aad caadada u lahaydeena u gacmo banaanaateen oo aad ku dhex waddaan! Kkk

    Marka, soow faa’iidadaa iyo is bedelka intaa laeg, bacdi Rabbi ma keenin karbaashkii Afweye?
    Haddiise la eryey ma adaa eryey waa tuu Xashin kugu shubay oo uu Aidiska kugu laaynayee, yaa inan Gumeed??

  4. A. A. Xade
    Anigu qabiilkaaga caayi maayo, xaasha.

    Inaad tahay qof damiirka, dhaqan iyo diin islaameedba abaari kaga dhacday qoraalkaaga ayaad ku cadaysay. Waxaan hubaa inaad aad ku dhalatay guri makhbarad ah oo lagu sinaysto.

    Afweyne dagaal baanu dhulkayaga kula galay. Yaa haysta hada dhulkayagii? Ma Somaliland mise DOOFAAR AFWEYNE? Somalilanders ayaa dhulkoodii xabad ku xoraystay!kkkk
    Adeerkaa DOOFAAR AFWEYNE wuxuu ku bakhtiyay Abuja Nigeria.!!! Yaa laga adkaaday markaa dayuus yahow?

    Ibnal dayuus Xaar-maajo & DOOFAAR AFWEYNE hadaad rabto inaad difaacdo, dee kaalay oo dhulka Somaliland 1 mtr cag soo dhig. Ma kari kartid oo sumal aan dhufaanay baad tahay. Adaa cayda bilaabay ibnal fataal-yahow ee xejiso!kkk

    kkk kkk kkk kkk kkk Kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkkkkk kkk kkk kkk

  5. DIGNIIN,

    Akhyaarta bogan anigaa kiraystay! kkk Hasoo gelina.kkk IBNAL FATAAL Xade ayaa jeedal kula dhacayaa.

    kkk kkk kkk kkk kkk Kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkkkkk

  6. Deg Deg

    War hada aan ka helay sirdoonka Somaliland, wuxuu sheegay in xildhibaanadii Dhulbahante ee ku jiray baarlamanka Puntland 14 toban ka mida ay kasoo horjeesteen madaxweyne ku xigeen Karaash. Baarlamanka Puntland-na ka hordhigayaan in Karaasha xilka laga qaado!

    Marti Edeb yeelan weyday wadadaas keliya ayaa u furan. Xataa Xaarmaajo iyo Xadeey!kkkk kkk kkk

  7. @@ Iidoor:

    Tarbiyadii uu Faysal Cali Durwaabihii Gawaadka ahaa ee markuu Xamar joogay aay madaxda u dirsan jireen, Gabdhaha shilista ah ee Iiroor ee haddeerna halyaayga kuu ah ku soo tarbiyeey waau kaa muuqataa!

    Anigu ninka aad aaminsan tahay in aad ka xuroowday baan ahau, nin laga xuroobay iyo kii ka xuroobayna isma dhinac yaallaan oo waay kala sarreeyaan!

    Marka, in aan la tirsado nin iga Xuroobay oo leh, maalin uu xuso oo uu iga hoos baxay, waxaay iga noqoneeysaa, Xoog Foofaar lagu eryey! Kkk

    Midna aan kuugu daro, Iidoorku waa Cad Xun oo Magaca Soomaalida ka lalmada, 100kii sanana hal mar waxaa soo baxa, nin Daarood ah oo karbaasha oo uu Ilaah ku sallido.

    Nin hore Ogaadeen buu noqday, Sayidkii. Kan xigay Mareexaan buu noqday, Siyaad Barre. Kan Saddexaadna Harti baan ka sogeeynaaye ha sugi waayin, inta ka horreeysana iska sii Buraanbur! Kkkk

    Midda ugu dambeeysa, Waxaa la yiri nin kaa weyn la lama murmo, saa anaa ku dhalay ku dhihi doonyaana ma ogid! Kkk

    Oo haddii aan meeshan ka sheego waxa aan idinka ogahay, nafteeyda ayaa Xaal ii qabsaneeysa iyo Harti meeshan iska leh, adna waad iska daba wareegeysaa sidii la idinku yaqiinay! Kkkk

    Marka, amaay fiicantahay in aad bareeg qabato oo aad Buraanburka joojiso.

  8. A)khas (A) ibnal Xaraam

    Marka hore Hore waxaan kuu tusay inaad maanka abaar kaaga dhacday oo awood ku fekerka maskaxeed-kaagu lla mid yahay kan dukhsiga & baran-barada aad guriga/baytal/bulaacada sinada ku soo wada korteen.
    Labaad inaad tahay fule aan 1% kalsooni ah isku qabin qabiil baad ku hoos dhuumanaysaa! Waar aniga iska kay celi nedel yahow. DOOFAAR AFWEYNE BAS CADAABTA JAHANABA AH AYAANU ABUJA USAARNAY, JINAASADIISII lagu tukan. Muxuu hada kuu tari oo aan ceeb ahayn?kkk
    Sadexaad, Sayid wuxuu ahaa horjooge argagixiso sida Alshabaab qarni & badh ka hor, xoolaha dadka ka dhici jiray, isna waa socday.
    Ma waxaad noogu faani markaa tuug & Mujrim aan ifkaba joogin? Qof bina, aadmi ah waxa ugu daciifsan; kan ku riyooda waxaa baan ahaan jiray!!!! Maxaad tahay hada oo aan ahayn af-qadhmuun??? Cuqdad ayaa calooshaada ka buuxda! Aniga weligay ma arkaysid anoo qabiil caayaya. Anigu natiijada ugu danbaysta ah keli ayaan ku xisaabtamaa.kkk kkk kkk
    Siyaad Afweyne & Sayid ayaa ii adeer ahaa, igama kaa celinayso yaa damiin. Adna iskama kay celin kartid yaa IBNAL FATAAL!

  9. Kkkkkkkk War wiilyahow, armaanba Anigu ku dhalay oo aad Aabbahaa la tirsaneeysaa?! Kkkkkkkkk

    Iidoor taariikh u qoronto iyo cid uu isku dhiririya raadinaya la murankii waa, Xoog DOOFAAR lagu eryey sidaan horay u sheegay! Kkkk

  10. Qabiil, Mareexaan & Daarood midna anigu kuuma caayayo. Geerash DHASH taas ka dhacayso ayaa lagugu dhalay! YAA IBNAL FATAAL. Aniga i cay oo iska celi baajuun yahay. kkk kkk kkk
    Odayaal mujrimiin ah oo aan aakhiro u diray haw diran qaylo dhaan & TOLAAY YAA REER HEBELAAY. Kuma maqlayaanba.kkk
    Igama kaa celin karaan baakhad-yahay. Adaa isoo raadsaday. Waxa iga kaa celin kara adoo calan cad taaga! Nedel fowqal Nedel

  11. Mida kale nijaas yahow ; Adiga iyo kuwa kula mida waxaa sas idinku noqday, Isaaq, SNM & Somaliland.
    Ha joojinin cabaadkaa SNM idin baday. Ha Joojin tolaaaaaaaaaay reer hebeloow. Ha joojin Boqol sano iyo dheeraad baan baan ahaa wax. Duuduub ha joojin oohinta.kkk kkk kkk

    Waxa tirsami kara waaqica xaadirka ah. Sidaan Hore kuugu sheegay dagaal guushiisu waxay raacdaa, cida ku nool dhulka dagaalku ka dhacay!kkk
    MAXAAD KALEE SOO HINDHISI ILAYN DOOFAAR AFWEYNE WADADA AAKHIRO AYAAN BAS U SAAREE?
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  12. Walaliii walaliii dab damiskii baa yimid.

    Saxibayal intas haku ekaato. Kaftan xiisahiisu waa inta hore. Waxa xiga waa hooyo cay iyo warid cadaab.

  13. Walaliii walaliii dab damiskii baa yimid.

    Saxibayal intas haku ekaato. Kaftan xiisahiisu waa inta hore. Waxa xiga waa hooyo cay iyo warid cadaab.

  14. Ibnal Xaaraan,

    Meesha intaad ku xaartay ayaad hada baxsatay. Fule yahaoy fuluu dhalay. Hada laga bilaabo daayeeryaho futada dameerka ka soo dhacay, DDT ayaan kugu buufinayaa!kkkk

    Bal mayda-ka Muuq-disha (xaarmaajo), DOOFAAR AFWEYNE Iyo tuug argagixisa aniga hayga kaa celiyeen.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. @@@Ugaas Xade,

    Ugaasoow ceeb ka salam baad tahay oo wax aan sharaftaada iyo nasabaddaada xariirta ah qabanin ka soo qaad intaas lagu la dul kufay. Waan se filayay in ay akhyaarta webkan ku xiran barashadii dhabta ahayd is baran doonaan odaygan iidoor ee mar magaca Ahmed Shiine akhyaar dadka iskaga dhiga oo marka uu ciishoodo na sidaas u dhaqma. Waa caadadii.

    Waxaan isleeyahay bog hore ayaan idiin ka digay in uu la qabsashadiisa ka taxadaro qofka akhyaarka ah ee uusan damiirkiisu siin karin in uu waalid jaa’ifeysto ama caytamo. Sidaas ayaynu saddex sano ku wadnay illayn lala ma qasan karo ee. Waxaas ka burqanaya oo uu Sayidkeena (Allaha Ka Raalli Noqdee) iyo Siyaad Barre iyo adiga Ugaasoow idin ku sirdhiyay waa neceybka Daarood ee uu la xanuunsan yahay xaqiiqdii. Bal ila arka waa kan manta midabkiisii dhabta ahaa la soo baxay ee.

  16. Muda-wakhiinta waalan uma jawaabayo. Anigu waxaan sugayaa hashaydii iga carartay ee Xade markay soosoo laabato.kkk kkk kkk kkk

  17. Wallee Duqan Khaatumo seega ah ee isaga oo Gaboobey Qabiilkiisii ka caray kii kalena gaadhi la, aniga ayuu igu khafiifay.

    Nin walba oo Somalilander oo xiniinyihiisa ku duulaya aniga ayuunbuu iga dhex uriyaa. Kkkkkkk

    Aar magacyo badanoow. Boodhari aka Cismaan Cawad aka Tuushka Maakhir ama Princess Meghan Markle. Alla maxaad kolba taash isasaari taqaan sidii caruusadaha. Kkkk

    Anigu ma arrag Nin weyn oo Qabiilkiisa ka dida’e, tollow ma Markey tawaawacaaga xamili kari waayeen ayay kusoo deyriyeen?

    Imika dabadeed waxaan kuula baxayaan DEYRO (Duqii Qabiilkiisu Deyriyeen).

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*