Madaxweyne Farmaajo oo hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka baryey in uu naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida wanaagsan ee ay ugu dulqaateen bandawgii lagu soo rogay dalka ee lagu ilaalinayey badqabka caafimaad ee dadkeenna, gaar ahaan Bisha Ramadaan oo caadi ahaan uu kordho culeyska nololeed.

“Waxaan idin xasuusinayaa in farxadda maalmahan barakaysan ee Ciidda aynu si gaar ah ugu istaagno la shaqaynta laamaha caafimaadka, si buuxdana ugu hoggaansanno talooyinka iyo awaamiirta caafimaad ee lagu ilaalinayo bulshadeenna.”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabadda Ciiddan waxa uu si gaar ah ugu hambalyeeyay Ciidamadeenna geesiyaasha ah ee har iyo habeenba u taagan difaaca dadka iyo dalka, isaga oo ku bogaadiyey dadaalka muuqda ee ay ku dardar geliyeen amniga iyo nabadgelyada intii lagu guda jiray bisha barakaysan.

“Ciidamadeenna geesiyaasha ah waxa ay xaqiijiyeen in shacabka Soomaaliyeed ay nabad iyo xasillooni ku gutaan cibaadada iyo acmaashii bishii barakeysnayd ee Ramadaan, guud ahaan dalka, gaar ahaan Caasimadda Muqdisho oo sanaddo badan kaddib ay shacabkeennu ku soomeen kuna afureen nabad.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kula dardaarmay dadka Soomaaliyeed in farxadda Ciidul Fidriga awgeed uu qof kasta gacan ka geysto farxad gelinta dadkeenna tabaaleysan, ka shaqeynta danta guud oo amnigu ugu horreeyo, midnimada iyo wadajirka, kuwaas oo dhammaantood tiirar u ah waajibaadka diinta Islaamka.

7 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    XAAR FAAAJO….

    Magacii MAREEXAAN uu ku Xaaray..
    Magacii MAJEERTEEN uu ku Xaaray ..
    Magacii KUUMAAADI uu ku Xaar ay..
    Magacii KABLALAX uu ku Xaaray..
    Magacii SOOMAALI WEYN uu ku Xaaray
    .. DASTUURKII buu ku Xaaray..
    .. Hal qodub oo DASTUURKII ma fulin.
    .. Labo MOORIYAAN waa QODAX iyo MAAREEYE buu ku caaya oo ku ijaafayaa reer PUNTLAND..
    .. MOORIYAAN OOMAAR uu ku ijaafayaa ABSAMI..
    Intaas hadii uu sameeyey.. yaa DAROOD uga soo hadlay..

    Waxaa DAAROOD uga soo hadhay CAYAYAANKII DAAROOD oo Kala ah:
    … DHULBAHANTE oo MAJIN QAAD AH doonaya…
    … LEELKASE oo ah Dameer raaci ah iyo nacaybka MAJEERTEEN
    … AWRTABLI oo masaakeen iska ah.. Tallow.. ma ka xaal qaateen.. SHUKRI CARAYS CIISE oo u qumiyey EEYGII LAANGARI MOXAMED CUSMAAN markii 7 nin lagu kufsaday.
    .. Ragii kufsanaayey.. Waxaa horjoogi ka ahaa XAAR FARMAAJO..waana Sabato loogu dhoofiyey MAREEKANKA..ILAHOOW KUU NAXARIISO.XAASKII YADHAA SAFIYOOOOOY NUURO…
    Hadii XAAR FARMAAJO uu DASTUURKA dowri waayo.. YEEYDII HAWIYE OO BAACSANAYSAA LA ARKI DOONAA.. SIDII LOO BAACSADAY AFEERKIIS JAALLE SIYAAD..

    WAA BILAAHI TAWFIIQ…

  2. SALAAMU CALEEKUM

    HABAR JECLOOY… WAA KAA MUUSE… Waa weydo lagu duraayey Suldaan la dooraayey in uu yahay Suldaan liita.

    MAJEERTEENOW.. BOQORTOOYADII DAAROOD ISMAACIIL… Waa kaas caqligii SADE DAAROOD…

    Marka maxaad ka sugaysaan.. meesha uu UMMADA SOOMAALIYEED dhigi doonaan..

    JAALLE SIYAAD meesha uu dhigy meel ka xun ay dhigi doonaan.

    SADE DAAROOD waa in xukunka laga qabtaa.. DIR IYO DAAROOD waa in ay hawl galaan sidii waddanka loo bad baadiyah lahaa..
    DIR IYO DAAROOD waa in ay u hawl galaan sidii xukunka iyo wasiirnimo logos ilaalin lahaa Nin ka soo jeeda SADE DAAROOD Labo qarni oo soo socdaa..

    SAYID MOXAMED CABDULLAH..
    Waxaan ka haaynaa ( SOOMAALIWEYN WAXAA LOO YAABAA MARKII MAREEXAAN IYO MIDGO U TALIYAAN)..AYEEYO KHADIIJO AA NAGU MALAAKHOOBAUSA…

    WAA BILLAHI TAWFIIQ

  3. Baraawaani king wiil Qardho, maxaa tiri?!

    Taariikhdan yaa leh!

    Sayid M. Cabdulle Xasan yaa Soomaali ka horkeenay? = Majeerteen!

    Maxweyne C/rashiid Cali Sharmaake yaa iyadoo aay Soomaali wada jeceshahay, Shirqoolay oo madaxa ka toogtay!?! = Majeerteen!

    Madaxweyne M. Siyaad Barre yaa isagooy Soomaali jecesha, dalkuna cirkaa marayo, Itoobiya ka soo jeestay, oo Soomaali Sunna xun u billaabay?! = Majeerteen!

    Saacidkii maskiinka ahaa ee Airporada u saxiixay, yaa Raysalwasaaranimadiisa ku daba faaylay oo Dacaayad la daba taagnaa illaa uu meesha banneeyo?! = Majeerteen!

    Farmaajahan indha caddeeynaya, inkasta oo uusan micno badan lahayn, yaa meeshii aay la talin lahaayeen, sii fogeeyey oo xitaa diiday, ka qeybgalka caleema saarkiisa oo ku riixay in uu Daarood ka cararo?! = Majeerteen!

    Daarood kale yuusan Xukun ka haayn karin, iyagana aanan iska haayn karin oo is shirqoolaya?! = Majeerteen!

    Yaa Madaxweynenimo Soomaaliya ka quustay oo Hawiye u daba fadhiyo, Raysalwasaare nimo?! = Majeerteen!

    Ka xaab xaabi hee adaa Uus qufaye! Kkkkkkk

  4. SALAAMUS CALEEKUM…

    XADE…

    Ku gartay in aad tahay MAREEXAAN..Waxaanse garan waaye in aad lab tahay .. ama dhidig?..

    XAASHAA.. Gabadh hadii aad tahay.. aka furan..qof kuu jawaabaya ma jiro.

    Habaryarteey Lee tahay.. Haa waa runtaa WIIL QARDHO waan.. 15 sanno aan joogay.. oo ku caano maalay…Anoo qaawan aan imid. MOORIYAAN HAWIYE ay na soo fiiqdeen..

    QARDHO guri nabad ah
    QARDHO guri gobi joogto.
    QARDHO guri dhaqameed.
    QARDHO guri BOQOR DAAROOD.

    Isa soo cadeey.. Hablaha gambar uma soo qaadano.. Waa nalo ku soo barbaariyey..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  5. @@@ BARAWANI KING:

    Raysalwasaare Cabdiweli oo ahaa wiil hoog bannaan degay oo qabkiisa Daaroodnimo Ulusoow u muujistay, oo Puntland ka soo jeestay, Xildhibaanadee Daarood ee Codadkooda ugu hiiliyey Culusoow, Dani iyo kuwa badan, yaay ahaayeen Majeerteen?! =Majeerteen!

    Gabadhii Naag kormeedka ahayd ee ahayd, Ilhaan Cumar ee cod aay Gaalo ka heshay iyo kartideeda ku noqotay, Xildhibaan Mareeykan, yaa siraheeda hoose u gudbiyey Cunsuri Trupm oo yiri, Walaalkeed ayaay guursatay. Taas oo badday in aay Gaal Yahuud ah u Fuusho oo aay badbaado ka raadsato?! = Majeerteen?!

    Yaa Qabiilkii Daarood ahaa ee ahaa, Dabaqada sare ee Soomaaliya xuji jiray, gaarsiiyey in uu Hawiye Xil u dabo fariisto, oo aan daawano maalin daawano, mid Cilka si foolxun laaha qaaday, oo lagu orinayo?! = Majeerteen!

    Yaa Daaroodkii mat laga heeybeysan jiray gaarsiiyey gaarsiiyey, in aay maanta u fafakanayaa, Gaaljecel, Sheekhaal, Cawramale iyo maatadii Hartiga sheegan jirtay?! = Majeerteen!

    Yaa tiriyey Gabaygan. Hawiyaha dhammaantii Dagaal waa iska maanacaye!
    Maaraha Siyaad baa ka dhigay Maata caana lehe?
    Taas oo kicisay YAMYAM iyo Qadaad weyn, kadibna Xamar lagu xasuuqay, 200,000 kun oo Daarood ah maantana ka dhigtay ” Ilka Doofaar ii sahansan” oo aay habar waliba u fak fakaneyso wax yeelada Daarood?! = Majeerteen!

    @@ BARAWANI KING (wiil Qardho) ma wadaa?! Kkkk

    Ka xaab xaabi hee, Adaa Uus Qufaye! Kkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*