Qaramada Midoobe oo walaac ka muujisay arin Somalia kusoo wajahan

LONDON(P-TIMES)- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay Xaaladda Soomaaliya.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay Wakiillada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxaana ay halkaasi ka jeediyeen Khudbad ay kaga hadlaayeen Xaaladda Soomaaliya.

Golaha Ammaanka ayaa soo dhaweeyay dadaallada dowladda Soomaaliya ay ka waddo gobolka Shabeellaha Hoose ee Al-Shabaab looga saarayo.

Waxa ay sidoo kale soo dhaweeyeen guulihii ciidanka Soomaaliya iyo AMISOM ka gaareen howlgaladi Shabeellaha Hoose.

Golaha ayaa si adag walaac uga muujiyay in adeegsiga Ciidamada Amniga Qaranka ee loolanka dhinaca siyaasadda, gaar ahaan Jubbaland iyo Galmudug.

3 Comments

  1. @Haybe Adan sow ma fiicna in aan Kenya na ku darno Ethiopia iyo Eritarei.
    Federal system Malez keenay Gabrena uu fuliyay waa shaqayn la yahay,intii kusoo mooday waxaa la joogaa waqtigii federal system sax ah loo gudbi lahaa federal means wax isku darsi,nina kaligii go aan ma gaari karo from start to end iska ilow jaajuusnimo in aan u kala dheerayno Kenya waa malaaig maalinkastaa duqayn wada taa waxaad u aragtaa sax.
    FG:Ma ofili Ethiopia,balse caqli yari ayaan u arkaa Kenya ayaan wax ku boobayaa waan saxanahay Ethiopia ayaa qalad.

  2. KOOXDII WALAALAHA MELES IYO ILMA JABARTI MAHADAY XABASHI XAARAAN NOQOTAY HADAY SHALAY XALAAL AHAYD? IMISAA LAYDIN LAHAA WAR KA DAAYA, WAA SAASOO ISAIAS AFWERKINA CAYAARTA HADA SOO GALAY,,DOOFAARKA HABAYNKII IYO MAALIKIIBA WAA XAARAAN, LA SOCDA AMXAARKANA WAA SIDAAS SI LE’EG..

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*