Shaqaalaha & Maamulka Puntlandtimes oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Anagoo kala ah shaqaalaha iyo maamulka sare ee Warsidaha Puntlandtimes waxaan halkan hambalyo aan uga diraynaa shacabka Soomaaliyeed iyo umadda Islaamka ah munaasibada ciida darteed.

Waxaan leenahay umadda ciid mubaarak ciidkan ciidkiisa kale ragi ha inagu gaadhsiiyo barwaaqo iyo nabad hana inaga aqbalo acmaasheenii bisha Ramadaan.

Kulu caam wa antun bil khayr ciid mubaarak meel kasta oo aad joogtaan.

Ciid wanaagsan ciid mubaarak shacab weyne.

3 Comments

  1. Farmajo lacagtiisa ayaa hadda u macaan qoraaga puntland times
    Laakiin ha ogaado duminta puntland in aysan hadalxumidaada u staagayn
    Adiga intaad farmaajoatashanaysid
    Adna rag baa bushimaha iska qaniinsan oo eegi waayey sugina waayey

  2. Ciid mubaaraka dhamaan umada somaliyeed meelkasta ee aad joogtaan. Ilaaheen hana cafiyo oo dalkeena iyo dadkeen haku soo dajiyo daruuro kheyr oo qalbigeena haka saaro nacaybka iyo xinka iyo quuriwaaga ku jira.

    Ilaaheen hanaga dhigo umad is jecel oo isdugsata oo isku danqata oo nacab shisheeye iyo sheydaan uu dhexdooda ka faiideysan karin oo isku duuban.

    Illaaheen haka dhigo masuuliyiinteena kuwa caqligoodu yahay Salim oo xaq ku dhaqma.

    Amiin iyo bilkheyr iyo sanad kheyr iyo barako iyo barwaaqo iyo iid barakeysan oo faraxad badan.

    Amiin yaa rabul caalamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*