DEG DEG+AKHRISO: Go’aankii Puntland oo goor dhaw soo baxay, maxaase lagu sheegay.

GAROOWE(P-TIMES)- Xubnaha baarlamaanka Puntland ayaa soo saaray go’aamo kuwajahan dawladda Federaalka Soomaaliya oo khuseeyana arrimihii u dambeeyey.

8 Comments

  1. Barlamaanka puntland wax uu ka dooday oo ajeda ah ma jiraan go aankaana isagu malaha ee wax uu diyaariyey Furoole iyo gacan yarihiisa Juxaa oo ka maseyrsan habka dawladnimo ee ay Nabad iyo Nolol ku tilaabsadeen iyo one Man Vote ka soo carfaya iyo in laga guurayo habkii musuqmaasuqa iyo isxanbaarkii xildhibnada federalka lagu soo dooran jirey laga guurayo ayaa kuleylkaan sababey , dawlad soomaaliyeed iyo dastuur qaran oo cid gaara aysan ka farabuuxsan waa sameysmayaa waqti dhaw.

    • Asc waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa parlamaanka puntland iyo golaha wasiirada iyo dhammaan shacabka reer puntland kuwooda horusocodka ah oo waddaniinta.

      Waxaan ku faraxnay goaanka masiiruga ah oo taarikhiga ee aad isku raacdeen iyo dhiiranaanta waajibaadka iyo xilka aad u haysaan dadkiinaiyo dalkiina heeganna ugu tihiin sidii aad u difaaci lahaydeen xuquwquqda4 iyo danaha Reer puntlabd oo aan idinku aanaaneynno .
      Waxaa ka danqaday kumunnaan reer puntlander ah oo ka xanuunsaday dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday barlamaann6 xamar xarunta dåd qalatooyinka Kyi mooryaanta. Hambalyo guuuuul

  2. GOLIHII HEESAHA & MEDEDDAALADA (TIYAATARKA)

    “The dogs bark, but the caravan moves on.” Oo micnaheedu yahay, “eydu ha iska wah-wah layso, laakiin geeddigu u joogsan maayo”. Xaarka iska duwa.

    • Hilaac DAMEER inan gumeed

      Dadkan wey isku filin yihiin yaaaaa xayawaan… socon meyso sad bursi waa waxa soomaliya burburyey

    • Hilaac waxaad tahay eey xaraan Iyo qashin ka ay rer puntland daadiyaan KU koray war puntland waa rag banaan dagay oo isku kalsoon iskuna filan cad koodana goisan yaqaan cidnana aan u joojinayn sha kooduna KU kalsoon yahay Hilaac horta adigu ayaad tahay soo maahid inan gumeed qashin ka puntland daadiso KU nool hadalba kuuma banaana hh adiga

  3. Goolaha baaröamanta Dawlada Puntland e sharafta leh waan idén hambalyeynaya runtii waad asiibteen sharci ayaad shegteen hala raaco hadii kale nin walba sida udan ah hayeelo somalinimo iyo dad isu keen iska ilooba waba waxa laydinku haysto dhulkina idinka badan e imansada guul iyo gobanimo wbt

  4. Hilaac
    Eyga dhabta o heesaya waa adiga waayo waxa mesha kuqoran mabaad fahmin hadad fahantay waxad dhihi laheyd wa khalad ama waa sax .Masuuliyintan waxey shegeen waa sax wana ragg Dal iyo Dad heysta iskuna filan sidaada kabo qaad maha hhhh

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*