DEG DEG:Xiisad dagaal oo ka taagan jiida Tukaraq & Isgaadhsiinta oo hawada laga saaray

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya isgaadhsiinta laga jaray soodimaha ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland, kadib dhaq dhaqaaqyo xoogan oo socday maalmihii ugu dambeeyey.

Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ayaa labadii maalmood ee ugu dambeeyey waday dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay ugu durkayaan xaga deegaanka God Qaboobe ee ah fadhiisinka ciidamada.

Wararka qaarkood ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland oo ku hubaysan gaadiidka gaashaman ee dagaalka ay u ruqaansadeen dhanka degmada Boocame ee gobolka Sool.

Ciidamada Puntland ayaa dhankooda iyaguna wada diyaar garow xoogan oo ay kaga hortagayaan duulaanka Somaliland, waxaana dowladda Puntland ay sii xoojisay ciidamada ku sugan jiidaha Tukaraq.

Masuuliyiinta labada dhinacba ee ku kala sugan Garowe iyo Gambadhe ayaa ka gaabsaday arrimahan haatab soo kordhay ee la xidhiidha maqnaanshaha Isgaadhsiinta, waxaase xaalku u muuqdaa mid dagaal sababi kara maadaama xiisada u dhaxaysa labada dhinac ay sii xoogaysanaysay maalmihii ugu dambeeyey.

Wixii kusoo kordha warkaasi kala soco Puntlandtimes.com

28 Comments

  1. Dhakhtarnimadu way kala qeexday xanuun la dabiibay iyo xumaddiisa oo la daweeyay. Labadu ma sinna xaqiiqdii. Kooxdan SNM wax waaqiciga dhabta ah ka baxsan baa is tusay oo miyir ba ma leh. Waxaa is tusay in aanay Isaaqu Soomaalida kale qaran iyo waddan la wadaagi karin oo ay xoog iyo xeelad ba ku dhalin karaan qaran iyaga oo gooni ah. Waa yeelkadood ee anaga reer Puntland ahaan waxaa na khuseeya qodobkan hoose.

    Xanuunka marka la dabiibo waa ka zuula ee laga bogsado. Laakiin marka xumaddiisa la dhayo isagu weli bixin. Waxaan u la gol leeyahay in khilaafkii Deni iyo Karaash ee la xalliyay ay dhigmayso xumad la daweeyay ee uu xanuunku weli sidiisii yahay. Xanuunkaasu waxaa weeye in Dhulbahantuhu aanay daacad u noqon karin qaddiyadda Puntlandnimo. Waa in marka hore tan la dabiibo haddii kale khilaafka iyo is jiidjiidka abid laga ma dhammaan doono. Dabiibku sida ay aniga wax iigu muuqdaan waa Issimada Puntland oo inta ay goggol dhaqameed issimada Dhulbahante u dhigtaan si kama dambeys ah uga dalbadaan in ay beeshu Puntland iskaga baxdo si tolnimadu ay u badbaaddo.

    Abid taariikh lagu ma maqlin hilba wadaagta Harti ayaa colaad beeleed isku farasaaray, hadda se saansaantaasu mayayga sidiisa ayay inoogu hillaacaysaa oo in laga hor dhaco ayaa khasab noqonaysa. Wax baa aniga ii muuqda aynu taariikhda baal madoow kaga gali doonno haddii ay Puntland Dhulbahantaha isku sii dhadhajiso. Hala fasaxo inta aanay xeero iyo fandhaal kala dhicin.

    • Nin dharbaaxo quureed dugsaday maalye dhashaaday shugtaa waxaad dhawrataa abide.
      Bal wakaase in la or ordo oo laqyliyo Dhul Laguma hantiyee Raga iskadhiciya.

      • ASC.
        KU:Jannagale.
        War nasiibkaasba ma lihin in uu Dhulbahante nooga baxo puntlaan.War waa taan raadinayno in uu dhulbahante aado meeshuu nooga yimid.Sababtoo ah waxaan dhib iyo kahrash ahayn kuma qabno.Inta dhulbahante hadda garoowe ku sugan haddii ay naga tagayaan run ahaantii waan jiscimaynaa oo waliba ducooyin ugu daraynaa.Please goormaad hargeeysa iska dhiibaysaan?

      • ASC.
        KU:Mooryaan Wadani.
        Khashiin yahoow dadka kala baro.Waligood Isaaq dharbaaxo iyo feer midna naguma dhufan.Isaaqna anaga nama soo aadeen ee waad taqaan nimanka qaadka loo qaado ee soo horkacaya Isaaq.Dagaalkii hore ee Tukaraq ee uu Muuse Biixi soo qaday waatay guuldaradu ka raacday oo ay boqol wiil maydkooda meesha uga carareen.Maamulka Muuse Biixi waxu la joogi la yahay Insha Allaah wuu heli doonaa.Dhul uusan lahayn oo uusan shaqo ku lahayn buu raadinayaa.Wuuse eedi doonaa.

      • ASC.
        KU:Jannagale.
        War nasiibkaasba ma lihin in uu Dhulbahante nooga baxo puntlaan.War waa taan raadinayno in uu dhulbahante aado meeshuu nooga yimid.Sababtoo ah waxaan dhib iyo kahrash ahayn kuma qabno.Inta dhulbahante hadda garoowe ku sugan haddii ay naga tagayaan run ahaantii waan jiscimaynaa oo waliba ducooyin ugu daraynaa.Please goormaad hargeeysa iska dhiibaysaan?

  2. Boodhari

    Arrinka aad ka hadashey wax badan baan cod dheer iyo cod gaaban ku sheegey..

    Arrin fool xun oo dhibaato badan baa ii muuqata haddaan hadda laga hortigin..

    Ninka dhulbahante xumaanta iyo ciqdiga uu u qabo majeerteyn ma ahan wax sahlan oo la dhayalsankaro.. Waa naceeb soo taxnaa jiilal iyo gu’yaal badan. Marnaba iyo sinaba kuma suurtagaleyso in dhulbahante iyo majeerteyn hal haruub wax kuwada cabaan.. Waa calaashaa oo timo ka soo baxaan..

    Dhulbahante iskuma raacsana in ay midoobaan,iskuma raacsana in ay dhulkooda ka xoreystaan isaaq laakiinse waxay isku raacsan yihiin in dagaal lagu qaado majeerteyn.

    Wallee waxa soo socda haddaan hadda laga hortigin wax dhaca in wax badan laga sheekeendoono.

  3. Waftigii puntland shalay subax ayey tageen boocame kasoo fureen xafiiskii xisbiga aad baana loogu soo dhoweeyey boocame isla shalay galab ayey dib ugu laabteen garowe ee anteenada sagaalka fiidnimo la bakhtiinayo iyo goraya khaakhlaynta waxaan u arkaa faataa bakh iidoor hadii xiniinya ku jiraan oo aan xaalku i arkoy ahayn ha bilaabeen xabada hadii kale ha sugaan inta looga imaanayoo godadka loogu gelayo

  4. Somaliland dhulkeeda ayey inta yar ee hadhay xoraynaysaa cidii diidan arintaa diidan ha u guureen Garowe iyo Gaalkacayo liano dhulku ma guuro dadka ayaa guura qabaailka aydun magac dhabaysaana waxba kuu soo kordhin mayo shalay Cabdillahi Yusuf Adhicadeeya iyo Xudun oo Caynabo u dhaw ayuu joogay Lascanod na gacanta ayey uGu jirtay manta waxa laga hadlayaa 45 kilometer in u jirta Garowe markaa Majertenka khaasatan Ciise Maxamuud waxa u fiican in ay dhako fiican keenaan oo magaaladaa ay dhisteen aanay iska dumin markii iigu dambaysay een anooo yar marO Garowe waxay ahayd carshaan makhaayada iyo dukaamada ay dumar haystaan markaa maskax keena Somaliland nidaamka Puntal

    • Guulwadaha SNM, waxba mar ba magac ha soo huwanin. Meeshan dad nasakhani ma joogaan ee akhyaar xadaarad iyo aqoon u saaxiib ah ayaa daalacda, xiskoodu na uu taam yahay.

      Waa marka hore “Somaliland” ma aha wax dhab u jira. Waxay ka dhex guuxaysaa oo keli ah kuwo dhimirka lagaga curyaamiyay 28 sanadood oo been iyo barabagaan waaqiciga dhabta ah ka baxsan oo khayaal ku nool ah. Dal dunida rasmi uga jira ma aha oo xataa maamul goboleed rasmi dalka looga aqoonsan yahay ma aha. Haddii ay Dhulbahantuhu SNM-ta ku raacayaan khuraafaadkaas waa danahooda iyo hawlaha maraakiibta – meesha ay doonaan ha is kala dhaceen.

      Sida waafaqsan sharciyada, xeerarka, qawaaniinta, iyo baratakoollada dowliga ee caalamiga Woqooyi Galbeed iyo Woqooyi Bari dalka Soomaaliya ayay ku wada yaaallaan. In aad haddeer ku hadaaqdo “xuduudo” ayaa waddan gudahiisa lagu kala oodanayaa reer waalanka hawraartooda ayaynu anagu u aragnaa xaqiiqdii.

      Gobta reer Puntland Soomaali nacab shisheeye laga difaaco ayay ku soo xadaaradsadeen ee Soomaali dhexdeeda isku saqajaanta agtooda waa ka fool xumo iyo damiir la’aan. Anagu iyo idinku isku mowjad iyo isku maan toona ma nihin laakiin hore ayaa aarka jiifa curri lagu qalday oo la eeday.

      • Waxaan u malaynaya ninkan la baxay Boodhari in xagga maskaxda wax uga yara dhiman yihiin, mental sickness, ma laha capacity lagu qoro wax macquul iyo maskax ku dhisan, academic deficient, wuxuu ku leeyahay ma jiro dal xuduud lagu kala xidho adduunka, xaggee warkaa ka keenay, muxuu meel fog uga eegayaa sowtan hareeraheena ka buuxda, Sudan iyo South Sudan, Ethiopia iyo Ereteria, addeer marka dad ka mid ah dal lagu sameeyo xasuuq ,genocide, waxay xaq u leeyihiin inay aayahooda ka tashadaan , waxaana xaq loogu leeyahay in la qaado ” referendum” laga qaadayo dadka innan godan doonaya sida dhacday South Sudan, Ereteria, Ingiriiska oo Europe ka go’ay, Scotland oo doonaysay in ka go’do ingiriiska, Quebed oo Canada ka go’o is tidhi, habkaas baa lagu kala baxaa, weliba Somaliland iyo Somalia xuduudoodi waa iska caddahay. Waxbaa cid been loo sheegay waa beenta dadku wax walba waa ogyhiin, waana sugayaan maalintooda, hadday 100 sano qaadanayso, Eret=eria 30 sano ka badan bay dagaal ugu jireen, South Sudan malaayin baa uga dhimatay, xornimo iyo gobanimo lagu helo sida hadyad oo kale,. Waxaan la yaabay wuxuu ku leeyahay haddaan nahay reer Puntland Somali baan jecelahay oo minimo u taagan nahay, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
        ilaa 1960 illaa maanta dhibka aad dawladnimada Somaliyeed ku haysay haddii la isku darmo Somalida kale oo dhan kuma haynin, wixii dhashay shalay u sheeg, haddaan is idhaahdo bilow wallaahi inaan caawa oo dhan laga baxayn, aniguse dan kama lihi, mana necbi dadka reer Puntland oo siyaasaddu waa cajiib oo marmar badan baanu isku dan nahay, kkkk. Anigu waaba caddaysanaa oo weji qudha baan wadanaa, waxaadse Somali ku disheeen, 10 weji , munaafaqad, waxaad caddaalad 10% idiinka waayey walaalihiin Wersangeli iyo Dhulbahante , bal Somalida kale miyaa kheyr idiinka helaysa, nin Wersangeli ah ayaa yidhi 1992
        Somali, Hawiye wuxuu idiinka baxay diinta Islaamka Majeerteenow
        Ogaadeen wuxuu idiinka Baxay Daarood ( markii Morgan iyo Ina Cumar Jees , Kismanyo ku dagaalameen ee USC, Ina Cumar jees raacay.
        Hartinimo Dhulbahante ayaa idiinkanaga baxay, oo Somaliland la socda.
        Soomalinimo waxaa idiinka baxay Isaaq oo naga goostay,
        Annana maanta ayaan Bahnimo idiinkaga baxnay,
        Waxaan ka cudur daaranaya in dad badan oo wanaagsan oo gob ah ay ku jiraan beesha MAJEERTEEN, Somalina ka mid yihiin , kuwa ugu saamayn badan waligeedba.
        kkkk

  5. Mr. Mohamed
    January 2018 ayaad fardaha usoo fuushay xuduud baan soo xidhiya tukaraq ayaad kusoo guurtay oo toban askari police ah joogaan sanadkii sadexaad ayaad tukaraq kasoo hanjabaysa ilaahay nin buu kaa dhigaye ama dagaalan oo xabada rid ama faataa bakhda jooji puntland imika waa mashquul xisbiyadii ayaa lagu mashquulsan yahay boocame waa laga futay buuhoodle waa laga furay dharkayn iyo saaxdheer waftibaa ku maqan berri waxaa laga furayaa taleex iyo sarmaanyo dimuraadiyad iyo maamul dejin baa lagu jiraa hadaad tukaraq hadhuudhka ku cuneysa iyo hadaad soo dhaqaaqeysid waa howl adiga kuu taalla adigoo aan buuqin hanjabin dhaaran aayar soo dhaqaaji ilaa yoocada

    • Deegaan iyo dhul iyo dad duunyo iyo dagaal iyo dhiig daata baa lagu xalliysa waana doqonimo in la daawado waxa dhacaya reer dhulbahante waxay ka daaleen hiil puntland ilaa iddoor xoog iyo xeekad ku soo galo dhul dhulbahante puntland aynay u socon inay cadowga hurdadana u diidaan oo ay tusaan cuddudeenna Kyi dabkeenba ma filayo inta madaxdeennu madax mareen hanqaltaagga xukun jacaylka madaxtinimo ee somaliya illoobeenna danta iyo dalka iyo dadka dhulka reer puntland Ina jeedaan jeedaalsanayaan hunguri ka hayo cad ka weyn kan puntland inaannu tabar iyo xoog xeelad Ina soo jeedno xoreynta dhulka hartiga ka näsan balse ogoobeey Waxaan arkaa golof coolaadeed ciidan Kyi cadow nagu soo wajahan Ina ooman aargoosi iyo Gunnmo

  6. @Abdirizak,

    Ina adeer, waynu isku waafaqsannahay qodobka ah in ay Dhulbahantuhu iyo Puntland intooda kale is cafiyaan oo ay si nadaamsan u kala baxaan inta aanay tolnimadu dhaawacmin oo ceeb aan abid lagu siganin hadda ka hore nagu habsanin.

    Waxaan se kugu la yaabbanahay in aad qaddiyad faasid ah oo cunsuriyad iyo cadaawad diinta Islaamka ka baxsan ku dul qotonta gacan ku siisay. Qaddiyadda SNM isir neceyb iyo burburinta midnimada ummadda Soomaaliyeed ayay ku dhisan tahay. Si kasta oo aad tolkeena Dhulbahante khaati iskaga soo taagtay tani waa siyaasad uun, laakiin in aad talax tagto oo aad qaddiyad faasid ah taageerto ma ahayn wax akhyaar sidaada oo kale ah damiirkiisa laga filayay in uu aqbalo.

    Ma burburinta Soomaaliya ayaad adigu aaminsantahay mise midnimadeeda iyo sii jiritaankeeda? Bal noo yar sharrax mowqifkaaga ina adeer.

  7. Beeshan yar ee Iidoor waxay Duullaan ku ahayd Deegaannada Harti Daarood 13kii sano u dambeeyay… Beesha Daarood Waa Inay Talo Isugu Timaado Siduu Looga Arrinsan Lahaa Duullaanka Iyo Kibirkan Beesha Yar Ee Isaaq Ka Waddo Deegaannada Iyo Dadka SSC….Waxaan Ku Talin Lahaa In Meel La Iska Dhigo Kala Durugsannaanta Iyo Fikradaha Siyaasadeed Meelna Looga Soo Wada Jeesto Beeshan Yar Ee Diiday Nabadda . Manahan In Mar Dambe Loo Dulqaato, Lagana Yeelo International Community Inay Dhahaan Nabadda Dhawra…Waa In Talo Deg Deg Ah Ay Ka Yeelato Beelweynta Daarood, Ayagoo Bannaanka Iska Dhigaya Siyaasiyiinta Diidda Fikirkan Is Difaaca Ah.

  8. DEYRO

    Adoo dabeyshadey baan ku ogaaye ma’iska soo laabatay?

    Awal hore qof asqeysan oo isagu isku meereysanayaa kuwa wax nacfi leh inuu yidhaa ka sugaya ayaaba wareersan.

    Adoo Qabiilkaaga dibada iskaa iskaga tuurey ayaa raba inaad Dhulbahantana Puntland ka tuurtid. Kkkk (kolkii horeba kamay mid ahayn). Kkkk

    Aabad ka tuurtide, kii ku badhitaarey ee kula tuurey ee Bdirizakna waad xagxagatay.

    Eesh calaa asqo.com kkkk

    Horta anigu casharo wanaagsan ayaan dhanka siyaasada kaaga dhigaa ee waxaad noqotey damiin.

    3 Bilood gudahood kolkii uu Xaarmaajo xilka gatey ayaan kaaga waramey inaanu waxba soo wadin. Kana dhamaan doonin diyaarad uu saaran yahay iyo Villa Wardhiigley oo uu barkimada ku dheereysto. Imikooy bilo u hadhsan yihiin ayaad ku baraarugtey inuu iska tegayo isagoon waxba qaban. Kkkk

    3 Sano horteed ayaan kuu sheegey in Puntland aaney Labo Gobol iyo badhkaas ay Ku tuntuunsabeyso dhinacnaba u dhaafeyn. Taasna imikuun baad ku baraarugtey. Waana sababtaad adoo DEYRO ah Dhulbahante u deyrinwusid.

    Imikana iga qor intan yar. Beri ka maalin waxaad is arki doontaa adoo Qabiilkaad kasoo baxsatwy ee Warsangeli Deyrinaya sidaad Dhulbahante u eryaneuso caawa.

    Wax yar dabadeedna adoo Warsangeligaagii iskaga soo noqdey oo Abtiyaal iska key daayada nagu Haya. Kkkkkk

    • Ogoobeey adduunyadan nin ba maalin talinaayo oo toobiyaha colaaddiyo warmahalaysku afeeynaayo
      Onkod soo hillaaciyo sida roobka dhiigguu falaqleyn
      Ololkiyo dab naareed ciiddu ololeyso oo
      Orod farduhu danayaan oo seefuhu is dhasheen
      Ogoobeey xalay gelin dhexaadkii miyaan kacoo gamadi aan diiday
      Owrkii cirkaan dayoo midabku doorsoomay oo zenid iyo nadiir ilmadu goboda ay hayso oo duullaan colaad iyo nabadi ay ollon
      Ogoobeey waxaan la gubanaayaa oo haddeer gama ii diiday soo carrada aan joogiyo maaha dhulkaan jeclaa inaan gaari kari waayey
      Oo aan jecla cadowga inaan wadnaha gooyo oo
      Quuto hilbkiisa habeynkii oo cashada caano kula goosto wayeey oo wayeey iiddoor miyuu i hanjabi anigoo jooga ciid hartiyeed iyo duul walaloow aabbe wada keenay
      Ogoobeey gun baan a haye gowraca igu jiida.

  9. Haddii niman Rafaad lala damcoon Raaxo lala doonin!
    Iyagaa iska Raadsada halkii uu Rucbigu yiille!
    Raadkoodu kii tiri lahaa bay dabo Rucleeyaane!
    Rabbi taladu idin dhaafiyeey soow ma kala Roono?
    War soow Ruuxna Ruux kama duwana kii Rag iyo Naagbo?

    Kaasi wuxuu ahaa, Cali Dhuux oo 100 sano kahor Gabay ku cabbiray talo xumida Dhulbahante!!!!!

    @@@ Boodhari & Cabdirizaak Cabdirizaak:

    Akhyaarta waan idin arkaa oo Dhulbahante gacanta ayaad ka taagteen, oo waxaad isku raacdeen in Puntland laga saaro waadna ku saxantihiin in aad sidaa u fekertaan marka la eego waxa dhacaya. Laakiin bal arrintan xal u keena!

    Dhulbahante Puntland waa laga saaray oo Somaliland oo haddaba dhulkiisa intii badneyd haaysato ayuu ku biiray.
    Laakiin, Beesha Iidoor waxaa ka go’an in aay soo xirtaan, Xuduud 1960kii la baabi’iyey oo aay Adeerkood Ingiriis iyo Talyaani waa’ kala sameeysteen oo aay u arkaan in aay iyagu leeyihiin.
    Dibna u laaban maayaan illaa aay yoolkaa gaaraane, maxaa laga yeelayaa??

    Sida aan u arko, arrinta Dhulbahante talo ballaarran oo Harti ama Daarood guud uu ka qeyb qaato ayaay u baahantahay. Taas oo bal marka hore la isku dayo in iyaga lagu mideeyo, kadibna lagu yiraahdo dhan isu raaco. Laakiin weli fekerkii Iidoor ee aan kor ku xusay, waa sidiisii, dibna u laaban maayaan illaa aay Boosaaso agteedu Calan ka taagan.

    Marka, Dhulbahante oo kali ah cilladu ma ane, arrimahan is dul saaran xal ha loo keeno.

  10. Dablariday

    Dee beesha yare ismahadisay miyaa iska dhicin Kari wayday 13 kaas kaa sano eey duulaanka kugu ahayd soowdigaa sii cararayay uun.

    Sidaa u ordaysay oo beeshan yare aad sheegaysee ismahadisay uga cararaysay baad tuula garooowe dul keentay .

    War ninyoow beeshan yare ismahadisay xoog badana soo kuwan daaroodkii kaga qeeylisiiyay.

    Awooda Allah Baxsha!

  11. Idoorki boocame waa qabsadeen baa la leeyahay hadii eebe idmahaye maxaa ka jira.

    Walee waa ogaa inaan harti gagaab is hortaagi karin hadii eebe idmahayo.

    War nimanku dniiranaa. Hmmmmmmm

  12. Oo Ey dibadeedkii bilaa tarbiyada ahaana ma hadlayaa?

    Haduu rabaayad gelayo sambabaan u tuuri lahaa. Wuxuuse istaahilaa uuska iyo caloosha illeen kala garan maayo ufta iyo ishtee.

  13. Waar nimankii Daarood Waxaan oo baroora iyo Shuban kabaxayaa waa maxay ma ciidamada yara Ruqaansaday ayay ka dideen, aan idinku dhaarto inaan Tuulada weyn Ee GAdhoowe Lasoo weerareyn Eri BOOWE caadi iska dhig. Somaliland xuduydeeda way tegeysaa intay doonto haku qaadato xoog iyo xeeladba waxkasta way u hureysaa waxaad doontaan sameeya dhulka waa la tolayaa. Ala maxaa halkan odey xun oo cuqdadeysan oo qurbaha ku qudhmey oo ciilqabayaal ah kasoo niicleh,bal kan habeen iyo maalin ooyaya eega (BOODHARI) iyo Kan kale isagoo maqiiqan Oohinta lasoo galay meesha Waa kan (DABLARIREY)waar xaarka iyo oohinta iska duwa nagadaya Baroorta oo rag iska dhiga oo dagaalama hadii kale shut the fuck up.

  14. Wacade dheg la’aa salagleh. Shaki iigama jiro in Isaaq duulaankan ay wadaan in ay ku jabayaan, sababtoo ah xaq kuma taagna.

  15. Let me end this thread with the truth as usaul.

    BODHARI

    I suppoort the stand taken by ABDIAZIZ

    The medicine of fire is fire. We are all tired of rope pulling back and forth. Fucking 30 years and no end at sight. By the way am soliciting Deni to hire me. Rest assured that if the hiring happens I will turn sleepy Deni into a ruthless Gangis Khan.

    But bro honestly speaking I don’t really believe you are reer puntland. I have been analyzing you for and while now. I came to a conclusion that you are a Bucur Bacyr sleeper cell chap and that you and Ahmed Shiine are nothing but same person.

    both of you are same person acting to be on the opposing camps

    Am open for correction if you can prove me wrong.

  16. Abdiweli

    Kaa dawakhsan ee Qabiilkiisa hadhka cad ka cararay ayaan moodayay iney wax u khaakhaayiraan. Kkkk Adna maku soo biirtey kooxda wax kala garanwaagu ku dhacay?
    Aan iskaa Baro. Anigu waxaan ahay Nin kasoo jeeda Beesha Sharafta iyo Karaamada mudan ee Duriyada Illaahay Banaanka dejiyay ee ka midka ah Beelaha ku Abtirsada Jamhuuriyada Barakeysan ee Somaliland. Beeshaas oo lagu magac dhabo Iidoor. Markaan Magaca Saxda ah ku Naash Naashona amaba kuu quruurixiyo ah Reer Sheekh Isaxaaq. Kana Sii ah Subeer Awal kana Sii Ah Sacad Muuse. Maansha Allaah Allaah.

    Anigu/anagu hadaanu darseyno qof aanu qiimo u heyno waxaanu nidhaa Huuno rag iyo dumarba. Waxaananu kala simanahay walaalahayaga Ciise, Samaroon iyo Ogaadeen iyo inta kale ee na dhex degteba. Hadaanse Si kale u dhigo, Reer Jabuuti, Reer DDSI iyo Somaliland Badhkeed. Sadex ka mid ah Shanta Soomaaliyeed. ISKU QUSHUUCAY. Yaa Reer Asal GALBEEDIYAH. Kkkk Walaalahayaga Reer Togdheer, Sool iyo Sanaagna waxey yidhaahdaan WAARYAAHE WALAALO & NAAYAAHE WALAALO. KKKKK

    Inkastooy Huunooyda ay iigu badiso, dee hadana qadhaas ayaanu nahoo afkana waanu qalafin karnaa ee’se anagaa ka dhowreyna inaanu Dha’da ku talaxtagno sidiina Reero MA’JIDHO. KKKK

    Waa su’aale DH’da maxaa idinku dhejiyay?

    Reer Xamarku X’da ayay xiijiyaan, idina DH’da ayaydin dhiijisaan. Amar Alle’e bahasha ma dhunjin kari weydeen oo ma dhuunta ayay idiin dhaafi la’dahay?

    Hadaba Waaryaahe Huuno kkkk, dee wax ha isku dhabqin. Geesi banaankaas ku daanshooda iyo DEYRO iskeed qabiilkeeda uga carartay (caradhey) ha isku lifaaqin. Sala Callee waa ku sidee dee?

    DEYRO, ASQO, BOODHARI, CISMAAN, CISMAAN CAWAD, CISMAAN BASBAAS, TUUSHKA MAAKHIR (TAAJKA MAAKHIR), PRINCES MEGHAN MARKLE (PRINCE OF MAAKHIR) Illaa iyo xitaa jirjiroole, Habar xaabo qqadi weydey, Bustaanka dhexdiisa boodboode waa Duqaas Reer Warsangeli. Duqu Puntland wuu u dhintaa. Daaroodka wuu u go’aa. Hadana kuma aamin qabo. Marna wuu ulisaa, marna wuu ka qubaa. Marna wuu ku faanaa, marna wuu yasaa. Marna wuu muunadeeyaa kolna wuu ku maraateeyaa. Marna Wu u qubeeyaa marna wuu ku kaadjaa. Marna wuu carafsadaa, marna wuu usoo kamkamaa. Kkkkk

    Odeyga malaha ma taqaanid manaad baran, Hadaba anaa kaa aqaanee oo afar sano ku dhawaad lasoo taacaakayaue aan ku baro. Waa Inna Adeerkaa ee baro. Hase ku tashan shaadhka ayuu bedashaaye. Kkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*