Madaxweyne Denni oo magaacabay wasiir cusub

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.45 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad

Marku arkay: Aqoonteeda, kartideeda iyo Waayo-aragnimadeeda shaqo

Marku la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Hodon Saciid Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha

*Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

* Wasiir Hodan Saciid Xasan ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xilka wasiirnimo ee loo magacaabay.

 

6 Comments

  1. @Caaqil Abdiweli,

    I have just stumbled upon your unfortunate comment on a previous thread. Here is the excerpt of interest that I’ve quoted below for reference. You alleged:

    “But bro honestly speaking I don’t really believe you are reer puntland. I have been analyzing you for and while now. I came to a conclusion that you are a Bucur Bacyr sleeper cell chap and that you and Ahmed Shiine are nothing but same person.”

    You are wholly entitled to your opinions brother-mine, but let me assure you that I did cause a similar state of utter confusion to so many on another website called Marqaan News. So, I am totally used to this kind of panic. Nevertheless, I do vividly recall you having stated on an old thread you believed that you and I were truly from the same genes (remember “qorqode”?)

    Now, I do also recall you stating that you have a prolonged maternal relationship with our Dhulbahante cousins if I am not mistaken. Would it be fair to say that it is that particular nerve that was touched by my comments about the Dhulbahante? And would you guys care to describe what and who precisely a “reer Puntland” is and by what criteria one can judge and tell the difference?

    Like I categorically stated previously, I do not feel obliged to swear my lineage to anyone and find the constant inquisition by anyone quite intrusive. Finally, I wish that you would have called me anything but a “Bucur Baceyr”; that really hurt bro, so much. I would never wish that on my worst enemy.

    • I would really highly challenge anyone who is in doubt to engage me on Hartism and Puntlandism so that we could debate these issues and settle them once and for all.

      There is nothing worse than mature men going around sniffing each other out like animals and engaging in a scent-marking game of cat and mouse when we should be debating real issues that matter to all of us, our region and nation.

      Indulge me, please; anyone and everyone.

  2. I have waited for an hour and no reply. Well, that says it all then.

    Anyway;

    Taladoo un baan u soo jeedinayaa inta aniga i raad qaadday. Waa marka hore ee madashani waa mid galsheed oo sideeda ba iska furan. Dadku afkaartooda iyo dareenkooda waa u wada xor oo haddana way ku kala duwan yihiin. Labo wada dhalatay ayaan isku aragti iyo mabda’ ahayn. Qofka uu fikirkiisu ku deeqi waayo si ilbaxnimo leh u raddi oo u la dood.

    Waa marka labaad ee rag waaweyn oo hadallo aan munaasab ahayn iyo aflagaaddo isku tuur tuura oo dhoocilaha sidooda cilaaqtama waa wax laga wiswiso runtii. Waayahan waa la iska caadeystay oo haweenkii baa rag u dhigmaya xaqiiqatan. Anigu waxaas dhaqan u ma lihi sidayda ba. Saaxiibtinimada na aad baan u qiimeeyaa oo ma jirjirrooleeyo.

    Waa marka saddexaad ee oday mise labo iidoor ah ayaa intiinan “reer Puntland” sheegata maanka iyo maskaxda idin kaga ciyaara oo sida ay rabaan idiin rogroga inta ay mar ba magac idiin soo huwadaan. Way idin ka dhex kalluumeystaan oo gorodda isu kiin wada galiyaan oo iska ma garataan. Aniga ayay igu khasabtaa in aan had iyo jeer idiin bidhaamiyo in uu isla midkaas un yahay. Mar kasta oo aydun aniga igu mashquushaan na way nagu qoslaan oo waa farxaddooda.

    Puntlandnimadayda kii igu haystoow igu la dood oo ii macnee siyaabaha iyo astaamaha aqoonsiga u ah aynu ku kala baxnee.

  3. DEYRO

    Anaa dadka u macneynaya waxaad tahay. Kkkkk

    Waar DADYOW idina dhugta. Kkkk

    Waxaa tahay DUQ Qabiilkiisa iskiis uga cararay kolkey duleysteen kuwii uu garabka iyo miciinka bidi jirey ee musdambeedka u ahaa. Waa Qolada aad is moodsiisay ee Majeerteeniya. Kkkkk Uur hooyo hadaad kasoo wada baxdeen taas macneheedu ma’aha inaad qofkaad adigu tahay ama aad khasab isku jecleysiin karto. Walaalkaa oo iskala weyn oon quudhsi mooyee aanan wax kale kuu heyn garab wuu kuu noqon karaa hadaad bido, laakiinse adiga ku noqon kari maayo, adna noqon kari meysid. Weligaa ma aragtey harimacad shabeel is Moodey? Bal muraayada isku eeg, adaa is arki doonee.

    Reer Xamarka ayaa ku yidhaa ‘Ma joogtid lee’ qofkey meereysigiisa u caal waayaan. Waxey kaloo yidhaandaan, ‘qof soo joogao laga waayo, soo jiifsaa laga hekaa’ iyo ‘luuq luuq maroos laasim laamigaas …..’. kkkk

    Adigu barada Marqaan News ama Marqaan Weyne Warsangeli baad ka aheyd, tana Majeerteen! Subxaanka yaa cadiim! Kuwa Hawiyahana tolow ma Hwiyaad sheegataa jirajirooloow? Kuwa Iidoorka’se calool ma u heysaa aad ku hujuumi karto?

    ASQO YAA DEYRO.

    MAGACA MACAAN EE AAN KUULA BAXAY EE DEYRO, WAXAAN KUUGU LADHAYAA DEYRO DAAROOD WIXII IMIKA KA BILOWDA.

    EESH QIYAADAK. Kkkkkk

    GOOD NIGHT DEYRO DAAROOD!

  4. @Ahmed SNM,

    Dabacayuunoow adigu waxa aad doonto i dheh waayo labadeenu cool daahi go’ay ayaynu nahay oo waa hore ayaan muluq kaa siiyay oo ah sababta aad sidan xun iigu ciil qabto.

    Bal kuwan aniga iga daba shitay carr adiga oo lahjaddaada caddeystay oo si kasta dubka ugaga dhiliyay ha kaa dhiidhiyeen oo ha kuu jawaabeen. Waxaas aad Puntland iyo Harti caay muluq kaga siiso bal carr ha ka damqadeen waa kuwaas ee. Way kaa wada baqayaan oo intaas way kuu dhoolacaddeeyaan. Atoore isagu wuu ba idiin khushuucaa oo kalmad kulul abid idiin ma quurin. Warsangaliga iyo Dhulbahanta Atoore iidoorka ayuu ka jecel yahay oo waa ka sida lala yaabo mar kasta u bahdila oo uu aniga iigu soo qamaami og yahay.

    Giddigoodu na waa reer Mudug sida aan hubo. Waxaa ugu yaabka badan waxaas aan idinka habeen iyo dharaar weerarrada idin ku hayo xataa waxay is weyddiin waayeen war ma nin iidoor ah ayaa iidoorkooda iyo maamulkooda SNM sidaas ugu digan lahaa. Waxa ka dhoohay bal adba.

    Anigu nasabka aan ahay waan is hubaa laakiin idinka waxba idin kama khuseeyaan. Anigu ba dadka haybtooda ma sii faaqido. Camal yeesha anigu camal idiin ma noqonayo ee.

  5. Cismaan Cawad

    Sxb imika laga bilaabo waan iskaga kaa qaleynayaa ee iska qadhaabo. Kolkii horeba waxba uurka kuuguma heyn oo waxeynu is nidhiba si cad oon gabasho laheyn beynu isku Nidhi.

    Ta keliya een diiday waa Qabiil kale sheegashada. Horeysa iyo Danbeysaba ceeb mooyee sharaf beentu kuuma soo jiido. Sababtaas ayaan wuxoogey kuu yara toocsanayay. Gartey berigaad Xamar kasoo yaaceyseen, Warsangeli iyo Dhulbahante iyo Daaroodka kale oo badan ayaa Isaaq sheegtey si nafahooda u badbaadsadaan. Intii inuun qabiilka ka taqaaney. Kuwaanu dhalney iyo kuwaanu naqaaneyba, intii nala qaxdey Isaaqbaanu ka dhigney si aaney Hawiyuhu u leyn. Waayo anagu marnaba kumaanaan raacsaneyn Hawiyaha in la laayo shacab masaakiin ah oonan waxba galabsan. Illaa ay xitaa gaadheen iney anaga na laayaan kolkey nakala garan waayeen. Halheysta ah, ‘Isaaq aanu dilney ha noqdo intuu noqon lahaa Daarood fakadey’ halkaas ayay ka timid.

    Warsangeli iyo Majeerteen waa labo walaalo oo dhalasho ahaan aniga iima kala sokeeyaan. Soomaalinimada iyo xididnimada ka sokow, Warsangeliga Illaahay baa Somaliland ku beerey oo taasaa isku kaaya keenta.

    Hadaba ta keliya een garan kari waayay ayaa ah waxa kugu kalifey inaad Qabiil kale sheegato.

    Imikiyo dhamaad, anigu waxba kuuma qabo.

    Iska qadhaabo sxb.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*