DAAWO | Mid kamid ah Beelaha Muqdisho oo kursigooda la iibsaday & buuq kataagan

Aqooonyahan Dr Cabdi xakiim cabdala xikma oo kasoo jeeda Beesha Wacdaan Ismaan oo kamid ah ayaa waxa uu kahadlay buuqa ka taagan maqaamka muqdosho & matalaada gobolka banaadir.

Mudane cabdi xakiim ayaa waxa uu sheegay in beesha wacdaan ay aheyd tii marti gelisay  dadka gobolka banaadir ku dhaqan qarniyo kahor isla markaana ay hadafkooda yahay sidii wada jir loogu wada noolaan alahaa oo cid kastaba xuquuqdooda u heli laheyd.
Aqoonyahan cabdi xakiim ayaa waxa uu dhaliyeey ugaaska guud ee beesha wacdaan cismaan kaasoo uu sheegay inuu ka gaabiyey usoo dhicin xaqii beesha isla markaana waxa uu uga digay beelaha ku dhaqan gobolka banaadir in  la marin haabiyo xuquuqdii beesha wacdaan .
Hoos ka daawo muuqaalka

3 Comments

  1. Waxaan wada qaylinaaya waa qurbojoog taxi,bus drivers iyo security officers.
    Xirfad ay wadanka kaga shaqaystaan malahan masaakiinta in ay dhacaan ayay yimaadeen waa tuugo qurbo joog ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*