Sheekh Shariif oo dhambaal cajiib ah u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee Ciidul Adxada.

Shariif ayaa ugu baaqay bulshada in ay farxadda iyo isku marxabeyntooda la wadaagaan eheladooda iyaga oo ilaalinaya caafimaadka guud maaddaama uu jiro caabuqa Covid19, waxaana bulshada uu ku boorriyay in ay qaataan talooyinka caafimaadka ee hay’adaha caafimaadka ay soo jeediyeen.

Guud ahaan dalka ayaa maanta waxaa looga dabbaal dagay munaasabadda Ciidul Adxaaga oo maamnta ay tahay maalinteda kioowaad, waxaana gobalada dalka iyo magalaada Muqdisho ee caasimadda dalka si weyn looga dareemay farxadda ciidda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*