AKHRISO: Madaxweyne Waare oo Wasiir cusub magacaabay

JOWHAR (P-TIMES)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha Iyo waraabka Hirshabelle  Cali Xaaji Cabdulle, Isgoona magacaabay Wasiir cusub.

Madaxweyne Waare ayaa Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud u magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha, isagoona faray in sida ugu dhaqsiyaha badan ula wareego shaqada.

Akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*