DAAWO: Xaalad adag oo ka dhalatay roobab dabeylo wata oo ku dhaftay Degaanada Somaliland

HARGEYSO (P-TIMES)-Xisbiga Waddani ee Maamulka Somaliland ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Qoysaskii Waxyeeladu kasoo gaadhay Roobab dabylo wata Oo Shalay ku dhuftay Degmadda Salaxlay.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in xaalad adag ay wajahayaan Dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa Degmadda Salaxlay, kuwaas oo u badan dad danyar ahaa, isagoona xusay in 91 guri ay ku dumeen roobabka.

Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayuu ugu baaqay in gurmad deg deg ah la gaarto dadka shacabka eek u liita Salaxlay, loona hormariyo gargaarka daruuriga ah.

Xisbiga Waddani Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Qoysaskii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Roobab Dabylo wata Oo Shalay Ku Dhuftay Degmadda Salaxlay.

Xisbiga Waddani Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Qoysaskii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Roobab Dabylo wata Oo Shalay Ku Dhuftay Degmadda Salaxlay.

Posted by Eryal TV on Wednesday, August 12, 2020

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*