DAAWO FAAQIDAAD:Doorashada Soomaaliya, Awoodsiinta maamulada iyo wiiqista awooda odayaasha.

Wwrbixin ku saabsan, shirarka Muqdisho, woodsiinta madaxda Dowlad Goboleedyada, iyo yaraynta kaalinta Odayaal dhaqameedka, Fasiraad Qodobbo mugdi kujiro, Taxanaha Doorashada.

4 Comments

  1. adeer maamuladu dalka ayagaa ka taliya, koox villa wardhiigley Ugandise ku horjoogo oo aan km 4 tegi karin waxba laga waydiinmaayo waana arkaysay in riyadii farmaajo soo afjarantay runtana laysugu yimid, dalka waxaa wax laga waydiinayaa ninka 3000 km oo amni ah.barwaaqo ah ,horumar leh kana xor ah amison iyo Ugandise ka taliya magaalo walba uu tagan Qasri madaxtooyo ku leh waana Dr Saciid Danimadaxwayanaha Puntland ee awooda badan leh. nin walboo wx uusan ahayn ismooda calaacalkii farmaajo ee habeenkii dhowayd haku quusto. waxaa xusuus mudan kibirkii kooxdii nabar iyo naxdin oo aynu ogaynsadex sano iyo bar wax ismoodayay sadaqadii beeshu caalumku siiyay dadka soomliyeed u adeegsaday inay ku wax yeeleeyaan dadka soomliyeed kuna amr ku taagleeyaan meeshii ay ku danbaysay qofwalba oo caqli leh waa u jeeday iyo calaacalkii shaaruba yuhuudle farmaajo oo qoolka eeyga qoorta looga xiray. Dr Dani waa ku mahadsanyahay sida wanaagsan ee uu casharka ugu dhigay canaasiirtii ismahadisay.

    • Mahadsanid Kulan, waa sidaa aad sheegtay, weliba waad u arxantay, Waxaan ugu darayaa, Waadanse Liitee, Leexadu ku sidatee hadba laan cuskanaya,

  2. Ismaqiiqe farmaajo waxba ma diidi karo, waxna ma bixin karro ee jooji waxa aan jirin. The thing i mean the reckless Farmaajo is toothless and his presence and absences are same. عليك ان تفهم ان المتهور فرماجو فقد قيادة الرئاسة وليس له اي اثر في حضوره وغيابه. وسيظل علي هذه الحالة لغاية ذهابه من غير رجعة ويستريح الشعب الصومالي من عبثه

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*