Agaasime katirsan Puntland oo ku biiray Somaliland iyo wasiir Maxamed Kaahin oo xil u magacaabay

Xukuumadda Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyey kordhinaysay saamaynta ay ku leedahay gobolka Sool ayaa xil u magacawday agaasime katirsanaa dowladda Puntland kana soo jeeda gobolka Sool.

Agaasimihii waaxda Dalxiiska Wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo daxliiska Puntland Cabdiraxmaan Cismaan Aw-Aadan ayaa maamulka Soomaaliland waxaa ay u magacaabay gudoomiyaha degmada Taleex ee Gobolka Sool.

Mas’uulkaan katirsanaa Puntland oo muddooyinkii ugu dambeeyey fasax uga maqnaa wasaaradda ayaa waxa uu ka soo jeedaa gobolka Sool gaar ahaan degmada Taleex iyo deegaamada hoosyimaada, isagoona wax ku soo bartay magaalada Garoowe.

9 Comments

  1. KKKKK IDOOR WAA CAWAANDI. MARBA TUG DHULOZ AH BAA U SOO DHUUNTOO JEEBKA KA DHAANSADA KKKKKKKKK. WAGAASHLOW INTAA DUUNYO DHULOZ KU SOO KHASAARISEEN WAXAA INII DHAANTEY INAA DHULKIINA KU DHISATAAN OO MISKIINIINTIINA WAX KU TARTAAN.

    AQOONSI DHULOZ KU XIRAN WAA KU RAJO BEESHEEN INAA INTAAS CAQLI DHAANTAAN BAA LA INI MOODI JIREY ILMO LAX WAS. DACAWADII WAXAY TIRI WALE REERAAN OGAHAY MA GUURAAN KKKKKKKKK.

    • BULLAALE , SIDII U HADLAYO AYAAN U JEEDAA, MA AHA DAAROODKA WAAWEYN EE DHIIG IYO DHALASHO NAGA DHAXAYSO, XIDID IYO SEEDDI , HABARWADAAG, ILMABTI , ABTI IYO WAX KASTA ISU NAHAY, WAA KUWA DAAROODKA FUTADA KAGA YAAL EE BAABA’A SOMAL IYO XAASIDKA KA SHAQEEYA, NIN XISHOONAYA MA AHA OO DHAQAN IYO DIIN LAGU SOO KORSHAY, WAA WACALADII DAAROODKA ISKA SHEEGTAY WAKHTIGII AFWEYNE, EE SABTA AHAA, NIN IYO HADALKII IS LEH, ADEER DAAROOD SIDAA LAGUMA NOQDO, ANNAGUNA WAA OGNAHAY OO ADIGA OO KALE WAA NASOO MARAY CIDNA UGUMA CIIL QABI DOONO

      • @GEEL JIRE BAHASHA YAAN LAGAA GARAN. IDOOR MAAN GAABNI WAA LAGU OGAA HASA YEESHEE ADIGA INAA TAHAY WECELADII KACAANKU BURCO KU SOO KORIYAY HADAL GUMEEDKAAGA LAGA GARANAYAA. ADOO AXMAAR XUNOO CAQLI DAMEER LAHAA BAA WECELNIMO KU SII DARSATAY. KU LAHAA DAAROOD YAR YAR IYO DAAROOD WAA WEYN KKKKKKKKK. DAAROOD WAA DAAROOD INA XABASHOW ADAA SIDAA IS MOODSIIYEY. DULLI FOOQAL DULLI MA SAASAA XALAAL KU NOQON INAA DAAROODKA QAAR IS KU XOQDO OO KUWA KALE IS KA MOOSTO. CAWAANDI CAWAANDI DHALAY AFKA HUURADA HERERIGA LEH XAGAAS NOOGA DUU KHASHIIN YOHOW.

      • Asc.
        War waxaasu waa iska caadi oo ma aha wax cusub ee war kale ma haysaan?Waxaasu waa dhaqan iyo caado joogto ah.Ninkaas isagaa balan u qabta markuu soo noqon doono.

  2. Bulaale

    Adigu hadaad Sool ka tanaasushay maxaa ku daba dhigay Isaaq iyo Dhulbahante. Waxaas oo faduul iyo cay ah maxaa kaa keenaya. Dhulbahante iyo Dhulka ay degaan ahaan u degaanba waa Somaliland. Xaq ayay u leeyihiin iney qabtaan jago walba oo ay rabaan. Ama khiyaanoole ha ahaado oo ha cararo hadhow ama daacad Dalkiisa iyo Dadkiisa ha u noqdo.

    Gobolka Sool sida Gobolada kale ee Dalka ayaa dadkiisu cashuur u bixiyaan. Masuuliyiinta Dawladaha kala sarsareeya iyo shaqaalahoodaba, lacag shicibka Somaliland laga ururiyo oo ay kuwa Soolna ku jiraan ayaa laga masruufaa.

    Mashaariicda laga hirgeliyo Gobolka Sool ee ay Dawladaha Hoose u igman yihiina dhaqaalaha Gobolka kasoo baxa ayaa badankooda laga fuliyaa. Waanad aragtaa in Gobolku horu maray Siiba Magaalada Laascaanood illaa iyo intii aanu idinka saarnay meesha.

    Dhanka kale miyaanu ninkani aheyn kii billo horteed idinka yimid ee lahaa Puntland hal guri oo wax qabad ahaan ugu faanona waan kasoo waayay? kkkkkk

    Maanta ayaynu eegeynaa waxa uu xilkaas loo igmaday ugu qabto Degmada Taleex. Kartidiisa waxaynu ogaani kolkaynu arago waxa uu u qabto dadkiisa. Puntlandse waxaan ka heynaa inuu yidhi meesha waan iska joogay oo Magac Darjo oo been ah ayaan suuqa Makhaayadaha shaaha kaga dhex cabi jirey.

    • @AXMED SHIINEYS ADNA MA WAXAA TAHAY WECELADII SHIINAHA SOOMAALIYA DHISI JIREY KA SOO HARAY KKKKKKKKKKKKKKKKK. ADOO INDHO YAR AH YAA WAX KAA DHAGEYSANAYA CAWAANDI FOOQAL CAWAANDI. OROD BEIJING IS KA XAADIRI OO ADOWGAA KA RAADI. CHING SHAU LIN BAAN FILAAYAA INUU MAGACIISA AHAA KKKKKKKKKKKKKKKKK. DOQON IL JEEXAN MAXAA WAX NOOGU DARAY.

  3. Bulaale cidaan garanayo ayuu u saansaan eg yahay imika’se sheegi maayo. Kkkkkk

    Saaxiiboow intaan shaqalka waaweyn ku hoos gabaneyso maad fartii lagugu yaqaanaan soo qoratid.

    Iska caytan. Laakiinse raganimo ku dhimo oo ha is liidin.

  4. Maalinba maalinta ka dambeysa dhulbahnte waxi ogaan doonaan inay yihiin qayb ka mid ah Somaliland, Iyo in qabiilku uusan shaqeyneen. Hadalkaygu waa sax dhawaan waad arki doontaan.

  5. Kusoo dhawoow Agaasime Dalkaagii iyo dadkaagii aad xooga dudmo uga maqnayd,xilka laguu dhiibayna sidiisa uga soo bax cadaaladana ku dadaal iyo daacadnimo markaa waad guulaysan inshalah.
    @Suldaan Ahmed Shiine iyo Mujaahidiinta Kale Gudooma Salaantii Alduriyatu Duriya Wal Sheekh- Isxaaqiya.
    Warkan BULAALE jeelka ku jira ee xanuunsanaya Haka gurina waa bahal meel xun kusoo koray yaanu idin danbaajin Waa bahal dhincay, maalmahan wuxuu sidee u samaynayaa wuxu soo xasuustay Kacaankii Afweyne iyo xaaraantii booli qaran ee dulmiga ku dhisnaa ee laga kala daadiyey, maalin dhawayd baroor buu ku dhuftay bahal Shuban Ahna meeshiiba wuu ku Saydhiyey kkkkk.
    Marka noocaasoo kale hala sheekeysanina.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*