AKHRISO-Waare oo magacaabay 8 xubnood oo maamulaya doorashada heer federal.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeeĺle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha guddiga heer dowlad goboleed ee doorashooyinka Soomaaliya 2020.21.

Waare oo mudda xileedkiisu dhammaad yahay, ayaa magacaabay guddigaan oo ka kooban 8 xubnood oo u badan saaxiibada siyaasadda xafiiskiisa iyo madaxtooyada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*