DAAWO-Dibadbaxyo ka bilowday gobolka Sanaag & digniin ku socota madaxweyne Muuse Biixi

Banaanbaxyo xoogan ayaa ka bilowday deegaamo katirsan gobolka Sanaag, waxaana farriin culus loogu diray madaxweynaha maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddiisa, xilli ay Puntland iyo Somaliland weli isku hayaan gobolka.

Deegaamo katirsan gobolka Sanaag waxaa ka dhacay banaanbaxyadaan oo ay haween hormuud u ahaayeen iyagoona kaga horyimid hadalo ka soo yeeray xubno katirsan xukuumadda Somaliland, waxaana dadka ka qaybgalay ay sheegeen inaysan aqbali doonin tallaabooyinka la qaadayo qaar.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*