DAAWO-Hoggaamiyayaasha Midowga Yurub oo la saftay Greece-ga hanjabaadna u diray Turkiga & maraakiibtiisa sahminta shidaalka.

Hoggaamiyayaasha midowga Yurub oo maanta kulan xasaasi ah yeeshay ayaa waxa ay taageero u muujiyeen Greece-ga iyo Qubruz, waxaana ay ka horyimaadeen qorshaha sahminta shidaalka ee dalka Turkigu uu ka samaynayo badweynta Midatrenian-ka.

Madaxda waddamadii kala duwanaa ee ka qaybgalay shirkii Jimcaha ee Midowga Yurub ayaa sheegay inay taageersan yihiin Greece waxaana ay ku hanjabeen inay tallaabo qaadi doonaan haddii uusan Turkigu joojin arrimaha shidaal baarista.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*